Qarax xoogan oo goor dhaw ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa lagu weeraray hotelka Ambassador ee Muqdisho.
Ugu yaraan seddex qof oo Al Shabab ka tirsan ayaa gudaha ugalay Hotelka waxaana ka dhaceysa rasaas xoogan.
NISA waxa ay sheegtay iney soo badbaadiyen ciidamada Gaashan ugu yaraan 10 qof oo ku sugnaa hotelka.