Wararka naga soo gaaraya Magaalada Boosaaso ee Xarunta gobolka Bari ayaa waxa ay sheegayaan in dab uu ka akcay doon ku soo xiray Dekada Magaalada boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari.
Doontaan oo illaa iyo hadda aan la ogeyn waxa saaran ayaa waxaa las oo sheegayaa in Uurada qaaca uu circa isku shareeray,iyada oo uu socdo gurmad lagu deminayo.
Wariyayaal ku sugan Boosaaso ayaa soo sheegaya in Maamulka degmada iyo Shacabka ay ku baxeyn doontaas,si loo demiyo.
Wixii ku soo kordha kala socda Radiodalsan.com