DEG DEG:-Dil ka dhacay Magalada Boosaaso

Wararka naga soo gaaraya Magalada Boosaaso ee Xarunta gobolka Bari ayaa waxa ay sheegayaan in weerar sababay dhimasho iyo dhaawac uu halkaasi ka dhacay.

Dad ku sugan Boosaaso ayaa Radio Dalsan u sheegay in Rag ku hubeysnaa bustoolado ay laba qof midna dileen midna dhaawaceen,kuwaas oo ku sugnaa dhabarka dambe ee Xarunta Dowladda Hoose ee Magalada Boosaaso.

Wararka qaarkood ayaa waxa ay sheegayaan in labada qof ay ka tirsanaayeen Ciidamada Maamulka Puntland,waxaana goobta tegay ciidamo ka tirsan kuwa Puntland,kuwaas oo howlgallo halkaasi ka wada.

Wararka kusoo kordha kala socda Radiodalsan.com

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor