Wararka naga soo gaaraya degmada Xarardheere ee Gobolka Mudug ayaa waxa ay sheegayaan in tuulooyin hoostaga degmadaas uu ka socdo dagaal culus oo u dhaxeeya Al-Shabaab iyo dadka deegaanka.
Dagaalka ayaa dadka waxa ay ku sheegeen in uu yimid kadib markii Al-Shabaab ay dadkaasi weeydiiyeen dhalinyaro ka barbar dagaalanta basle dadka degamda Xarardheere ay ka biyo diideen.
deegaan lagu Magacaabo Caad oo hoostaga degmada Xarardheere ee gobolka Mudug ayaa haatan uu si xoogan dagaalka uga socdaa sida uu dalsan u sheegay qof ka mid ah dadka degmadaas oo aan wareysanay.
Weli sirasmi ah looma xaqiijin karo khasaaraha ka dhashay dagaalka inta uu socday,waxaan jira dadka Magalada qaarkood in ay barakacayaan.
Wixii ku soo kordha kala socda radiodalsan.com.