C/llaahi Abuukar maalin oo ah hal-abuure da’yar ayaa hindisay qorshaha saxarada lo’da looga samaynayo Gaaska lagu karsado cuntada,hal-abuurkaas oo noqday mid guulaystay.
Waxa uu tilmaamay C/llahi in uu in mudda ahba ka fakarayay sida Raashinka haadiga ah iyo saxarada lo’da looga samayn karo tijaabooyin dhowr ah oo uu samayay kadibna ay u hirgashay riyadiisii aheyd in la badbaadiyo dhirta.
Halkaan ka daawo Warbixintaan oo ay diyaarisay dalsan