Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Qeybta 60aad ee ku sugan Deeganka Goofgaduud Buurey ee Gobolka Baay ayaa soo bandhigay Abshir Cabdiraxman Cabdi oo sida ay sheegen ka tirsanaa dagaalamayaasha Al-Shabaab.
Sida ay sheegeen Abshir wuxuu Al-Shabaab ku jirey mudo kudhow labo sano, wuxuuna u qaabilsanaa dhanka Xisbiyada , isagoona isku soo dhiibay Ciidanka Qeybta 60aad ee ku sugan Deeganka Goofgaduud Buurey ee Gobolka Baay
Ciidanka Dowladda ayaa hoaray tiro dhowr jeer ah usoo bandhigay dagaalayaal ay sheegen in ay ka tirsanaayeen Al-Shabaab,kuwaasi oo ay qayb ka ahaayeen xubno sar sare.