• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Sunday, July 13, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Booliska Soomaaliya oo qaadanaya Jiil ku hubaysan aqoonta iyo shuruuda looga bahan yahay qofka?

Dalsan Editor by Dalsan Editor
July 8, 2024
in Warar
Reading Time: 3 mins read
A A
Booliska Soomaaliya oo qaadanaya Jiil ku hubaysan aqoonta iyo shuruuda looga bahan yahay qofka?
46
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa shaaciyey in ay qaadanayaan shaqaale cusub oo aqoon yahano ah,waxa ay kui xidheen shuruudo gaaraya 12 shuroodood,cid kasta oo ka gudubtana waxa ay la shaqeyn donta Booliska.Waxaa xusid mudan in ay isugu jiraan dadka la qaadanaayo,heerarka kala duwan ee aqoonta.

Qoraalka ay soo saareen Booliska ayaa sidan u dhignaa”Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed wuxuu ku wargelinayaa dhamaan mawaadiniinta soomaaliyeed meelkasta oo ay joogan in Ciidanka Boliisku qaadan doono aqoonyano haysta Heerarka Kala duwan ee waxbarashada, kuwaasoo leh takhasusyadda hoos ku xusan:-

Heerka 1.aad ee Jaamacadda (Bachelor degree.)

  1. Sharciyada
  2. Cilmiga Computerka (IT)
  3. Culuumta Dhaqaalaha iyo Xisaabaadka
  4. Maamulka iyo Hoggaaminta

Heerka 2.aad ee Jaamacadda(Master degree.)

  1. Culuumta Seyniska (Master of science)
  2. Cilmiga Computerka (IT)

Shuruudaha lagu xulan doono heerka 1aad (Bachelor Degree)

  1. Inuu yahay muwaadin soomaaliyeed
  2. Waa inuu heysto Shahaadada heerka 1aad ee la xariirta takhasusaadka kor ku xusan oo tasdiiqsan iyo shahaadada dugsiga sare ee dowladda.
  3. Waa in shahaadooyinka kor ku xusan aanay buundadooda celcelis ahaan ka yareyn heerka ( B).
  4. Waa in da’da aysan ka weyneyn 26 jir
  5. Waa inuu caafimaad qabaa Maskax ahaan iyo Jir ahaanba
  6. Waa in cabirka dhererkiisu ka yareyn 1.65
  7. Waa in Culeyska miisaankiisu u dhaxeeyaa 55- 70 KG
  8. Waa in uusan laheyn wax balwad ah.
  9. Waa in uusan horay uga soo mid noqon ururada Hubeysan.
  10. Waa in aanay maxkamadi horey ugu xukumin fal dambiyadeed.

Shuruudaha lagu xulan doono heerka 2aad (master degree )

  1. Inuu yahay muwaadin soomaaliyeed
  2. Waa in uu heysto Shahaadada heerka 2aad ee la xariirta takhasusyada kor ku xusan, shahaadada heerka 1aad iyo dugsiga sare oo dowlada ah.
  3. Waa in dhamaan shahaadooyinku tasdiiqsan yihiin.
  4. Waa in shahaadooyinka kor ku xusan aanay buundadooda celcelis ahaan ka yareyn heerka (B).
  5. Waa in da’diisa aysan ka weyneyn 32 jir ugu badnaan.
  6. Waa inuu caafimaad qabaa jir ahaan iyo maskax ahaan.
  7. In dhererkiisu ka hooseyn 1.65
  8. Waa in Culeyska miisaankiisu u dhaxeeyaa 55- 70 KG
  9. Waa in uu wax wax balwad ah laheyn .
  10. Waa in uusan horay uga soo mid noqon ururada Hubeysan.
  11. Waa in aanay maxkamadi horey ugu xukumin fal dambiyadeed.

Booliska Soomaaliyeed ayaa  sannooyinkii u danbeeyey lagu sameeyey,isbedel laxaadle,si loo helo Jiil ku hubaysan aqoon oo u adeega Shacabka Soomaaliyeed.

Previous Post

Kulan Muhiima Oo Ay yeesheen Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Iyo Taliyaha Booliska Soomaaliyeed

Next Post

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Oo War Culus Kasoo Saarey Dagaal Beeleedka Luuq

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Howlgal Ballaaran oo Lagu Sugayo Amniga Gaalkacyo oo Lagu Qaaday Xalay
Warar

Howlgal Ballaaran oo Lagu Sugayo Amniga Gaalkacyo oo Lagu Qaaday Xalay

July 13, 2025
Madaxweyne Deni: “Bulshada Puntland waa inay laba indhood yeeshaan inta lagu jiro hawlgalka Hillaac”
Warar

Madaxweyne Deni: “Bulshada Puntland waa inay laba indhood yeeshaan inta lagu jiro hawlgalka Hillaac”

July 13, 2025
Kim Jong Un oo Ruushka Siiyay Taageero Aan Shuruud Lahayn Dagaalka Ukraine
Caalamka

Kim Jong Un oo Ruushka Siiyay Taageero Aan Shuruud Lahayn Dagaalka Ukraine

July 13, 2025
Shirka SSC-Khaatumo oo Loogu Goleeyahay Xoojinta Maamulka, Iyadoo Xiisado Siyaasadeed ay Sii Socdaan
Warar

Shirka SSC-Khaatumo oo Loogu Goleeyahay Xoojinta Maamulka, Iyadoo Xiisado Siyaasadeed ay Sii Socdaan

July 12, 2025
Madaxweyne Ku-xigeenka Jubbaland oo Gaaray Beledxaawo, Kulamo Siyaasadeedna Bilaabaya
Warar

Madaxweyne Ku-xigeenka Jubbaland oo Gaaray Beledxaawo, Kulamo Siyaasadeedna Bilaabaya

July 12, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Kulan Muhiim ah la yeeshay Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan

by Ilhaan
July 13, 2025
0

Ciidamada ammaanka magaalada Gaalkacyo ee dhanka Galmudug ayaa xalay fuliyay howlgal ballaaran oo lagu xoojinayo amniga magaalada. Howlgalkan ayaa waxaa...

Madaxweyne Deni: “Bulshada Puntland waa inay laba indhood yeeshaan inta lagu jiro hawlgalka Hillaac”

Madaxweyne Deni: “Bulshada Puntland waa inay laba indhood yeeshaan inta lagu jiro hawlgalka Hillaac”

by Ilhaan
July 13, 2025
0

Madaxweynaha Dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka qaybgalay kulan lagu dhiirigelinayay doorka muhiimka ah ee haweenka Puntland ay ka...

Kim Jong Un oo Ruushka Siiyay Taageero Aan Shuruud Lahayn Dagaalka Ukraine

Kim Jong Un oo Ruushka Siiyay Taageero Aan Shuruud Lahayn Dagaalka Ukraine

by Ilhaan
July 13, 2025
0

Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi, Kim Jong Un, ayaa caddeeyay in dalkiisu si buuxda oo aan shuruud lahayn u taageerayo mowqifka Ruushka...

Shirka SSC-Khaatumo oo Loogu Goleeyahay Xoojinta Maamulka, Iyadoo Xiisado Siyaasadeed ay Sii Socdaan

Shirka SSC-Khaatumo oo Loogu Goleeyahay Xoojinta Maamulka, Iyadoo Xiisado Siyaasadeed ay Sii Socdaan

by Ilhaan
July 12, 2025
0

Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee maamulka SSC-Khaatumo, Mudane Najiib, ayaa sheegay in shirweynaha la filayo inuu ka qabsoomo...

Howlgal Ballaaran oo Lagu Sugayo Amniga Gaalkacyo oo Lagu Qaaday Xalay
Warar

Howlgal Ballaaran oo Lagu Sugayo Amniga Gaalkacyo oo Lagu Qaaday Xalay

July 13, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Madaxweyne Deni: “Bulshada Puntland waa inay laba indhood yeeshaan inta lagu jiro hawlgalka Hillaac”
Warar

Madaxweyne Deni: "Bulshada Puntland waa inay laba indhood yeeshaan inta lagu jiro hawlgalka Hillaac"

July 13, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Kim Jong Un oo Ruushka Siiyay Taageero Aan Shuruud Lahayn Dagaalka Ukraine
Caalamka

Kim Jong Un oo Ruushka Siiyay Taageero Aan Shuruud Lahayn Dagaalka Ukraine

July 13, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Shirka SSC-Khaatumo oo Loogu Goleeyahay Xoojinta Maamulka, Iyadoo Xiisado Siyaasadeed ay Sii Socdaan
Warar

Shirka SSC-Khaatumo oo Loogu Goleeyahay Xoojinta Maamulka, Iyadoo Xiisado Siyaasadeed ay Sii Socdaan

July 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Madaxweyne Ku-xigeenka Jubbaland oo Gaaray Beledxaawo, Kulamo Siyaasadeedna Bilaabaya
Warar

Madaxweyne Ku-xigeenka Jubbaland oo Gaaray Beledxaawo, Kulamo Siyaasadeedna Bilaabaya

July 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Kulan Muhiim ah la yeeshay Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan
Warar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Kulan Muhiim ah la yeeshay Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan

July 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Howlgal Ballaaran oo Lagu Sugayo Amniga Gaalkacyo oo Lagu Qaaday Xalay
  • Madaxweyne Deni: “Bulshada Puntland waa inay laba indhood yeeshaan inta lagu jiro hawlgalka Hillaac”
  • Kim Jong Un oo Ruushka Siiyay Taageero Aan Shuruud Lahayn Dagaalka Ukraine
  • Shirka SSC-Khaatumo oo Loogu Goleeyahay Xoojinta Maamulka, Iyadoo Xiisado Siyaasadeed ay Sii Socdaan

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00