Barnaamijka dooda Dalsan oo ah Barnaamij Todobadleh ah ayaa waxaa looga hadlaa waxyaabaha taagan todobaadkas.
Hadaba Barnaamijka waxaa Todobaadkaan looga hadlayaa tacadiyada Ciidamada Amisom ee mararka qaar ay u geestaan Shacabka Soomaaliyeed.
Barnaamijka waxaa ka qeybgalaya Col,Salaad Axmed Ceynte Taliskii Sare ee Hoggaanka Sirdoonka Meleteriga Soomaaliya xiligii dowladdii Kacaanka hadana ka mid ah Xildhibaanada Maamulka Galmudug.
Barnaamijka waxaa soo diyaariyay soona jeedin doona Wariye Abuukar Xasahara.
Hoos Ka Dhageyso Baranamijka