Akhriso:Magacyada Masuuliyiinta Ku Dhimatay iyo Kuwii Ku Dhaawacmay Weerarkii Maanta Lagu Qaaday Hotelka Central

HALKAN KA AKHRISO Magacyada Masuuliyiinta Kuna dhintay iyo kuwii ku dhaawacmay Qaraxyadii Weerarka ahaa ee Maanta Dhacay.

Dhimasho:

1-Xildhibaan Cumar Nuur Furdug Xildhibaan baarlamaan Waa uu  geeriyooday.

2 Cabdishakur Mire Adan- Wasiir ku xigeenkii hore warfaafinta iyo dekedaha Puntland- wuu geeriyooday.

3-Xildhibaan Maxamed Jimcaale Xaaji- mudane baarlamaan- wuu geeriyooday.

4- Maxamed Aadan Guuleed Caano Geel- ku xigeenkii Duqa magaalada Muqdisho iyo ku xigeenka gobolka Banaadir- wuu geeriyooday.

5-C/fataax Khalif Baadiyow- la taliyaha Raysul wasaaraha Soomaaliya- wuu geeriyooday.

6-Maxamed Celi- ku xigeenka xoghayaha joogtada ee xafiiska Raysul Wasaaraha- wuu geeriyooday.

Dhaawac:

Maxamed Cumar Carte- ku xigeenka Ra’iisul Wasaaraha dalka waaa uu ku dhaawacmay dhaawacmay.

2- Cali Jaamac Jingali- Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada. wuu dhaawacmay.

3- Xildhibaan C/qaadir Cali Cumar- mudane baarlamaan, iyo wasiirkii hore arrimaha gudaha, wuu dhaawacmay si halis ah.

4-Nuur Xirsi Jimcaale Wasiirka dekedaha iyo gaadiidka badda- wuu dhaawacmay.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor