Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Ware ayaa xilka qaadis ku sameyay qaar ka mid ah golihiisa wasiirada waxaana sidoo kale uu magacaabay kuwa cusub.
Wareegto kaso baxday xafiiska madaxweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa xilkii waxaa looga qaaday 5-wasiir oo ka mid ah wasiiradiisa,waxaana uu magacaabay wasiro cusub.
Wasiirada xilalka uu ka qaaday Madaxweynaha mamaulka Hirshabeelle ayaa kala ah Wasirka Waxbarashada,Qorsheynta, Biyaha iyo Tamarta, Dhalinyarada iyo Ciyaaraha iyo Wasiir kuxigeenka Wasaaradda dastuurka.
Halkaa Ka akhriso Wareegtada