Waxaa Goordhow si rasmi ah Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho uga furmay kulanka 4-aad ee Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya.
Kulanka ayaa waxaa Shir Guddoominaya Guddoomiyaha Golaha Shacabka mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan.
Sidoo kale 144 Mudane ayaa kulanka soo xaadiray,waxaana Ajendaha uu yahay ka Doodista amniga dalka.
Kulankan ayaa waxaa inta uu socdo lagu dhaalin doonaa Xildhibaano kusoo biiray Golaha Shacabka.
Hoos ka Akhriso Ajendayaasha Kulanka.