• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Monday, September 29, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result

Dhageyso:-Taliye Indha-Qarshe”Maamul goboleedyada ayaan iska kaashan doonaa la-dagaalanka Al-Shabaab”

Dalsan Editor by Dalsan Editor
August 24, 2018
in Maqal, Warar, Wararka Idaacadda, Xulasho, XULKA WARARKA
Reading Time: 1 min read
A A
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Taliyaha Cusub ee Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Daahir Aadan Cilmi(Indha-Qarshe) ayaa sheegay in qorshohoodu uu yahay in Dowladda federaalka iyo dowlad Goboleedyada inay iska kaashadaan dhisida Ciidamo Qaran oo hanta ammaanka dalka.

Waxa uu sheegay in ciidamadaas ay noqon doonaan kuwa yeesha hal talis oo laga maamulo,isla markaana ay noqon doonaan kuwa xureeya deegaanada ay hadda Gacanta ku hayaan dagaalamayaasha Al-Shabaab.

Hadalkaan ayaa Taliye Indha-Qarshe waxa uu shalay ka sheegay Munaasabad uu xilka kula wareegayey oo lagu qabtay Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ee Magalada muqdisho.

Hoos Ka Dhageyso Codka Taliyaha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya.

http://dev.radiodalsan.com/wp-content/uploads/2018/08/Taliye-Indha-Qarshe.mp3
Previous Post

Dhageyso: Warka Subax Ee Radio Dalsan

Next Post

Boolis Kenya oo baaraya dhaawac loo geystay Wasiirkii hore ee Maaliyadda Maamulka Gaarisa

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Puntland oo Soo Jeedisay in Caasimadda Dalka Laga Wareejiyo Muqdisho loona Wareejiyo Garoowe
Warar

Puntland oo Soo Jeedisay in Caasimadda Dalka Laga Wareejiyo Muqdisho loona Wareejiyo Garoowe

September 29, 2025
Furitaanka Kalfadhiga 7-aad: Madaxweyne Xasan Sheekh oo Hortagaya Baarlamaanka xilli Mucaaradku Muujinayo Diidmo
Warar

Furitaanka Kalfadhiga 7-aad: Madaxweyne Xasan Sheekh oo Hortagaya Baarlamaanka xilli Mucaaradku Muujinayo Diidmo

September 29, 2025
Madaxweyne Trump oo Amray in Ciidamo Loo Diro Portland
Caalamka

Madaxweyne Trump oo Amray in Ciidamo Loo Diro Portland

September 28, 2025
Dibadbaxii Madasha Mucaaradka oo Muddo Dib loo Dhigay Kadib Dadaallo Dhexdhexaadin
Warar

Dibadbaxii Madasha Mucaaradka oo Muddo Dib loo Dhigay Kadib Dadaallo Dhexdhexaadin

September 27, 2025
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA MAALGELINTA HOWLGALKA AUSSOM
Warar

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA MAALGELINTA HOWLGALKA AUSSOM

September 27, 2025
Iran oo Dib u Bilaabatay Dhismayaal Cusub Xarumaheeda Nukliyeerka Kadib Weerarro ay Fuliyeen Mareykanka iyo Israel
Caalamka

Iran oo Dib u Bilaabatay Dhismayaal Cusub Xarumaheeda Nukliyeerka Kadib Weerarro ay Fuliyeen Mareykanka iyo Israel

September 27, 2025
Next Post

Boolis Kenya oo baaraya dhaawac loo geystay Wasiirkii hore ee Maaliyadda Maamulka Gaarisa

Puntland oo Soo Jeedisay in Caasimadda Dalka Laga Wareejiyo Muqdisho loona Wareejiyo Garoowe

Puntland oo Soo Jeedisay in Caasimadda Dalka Laga Wareejiyo Muqdisho loona Wareejiyo Garoowe

by Ilhaan
September 29, 2025
0

Dowladda Gobolleedka Puntland ayaa si rasmi ah u soo jeedisay in caasimadda Federaalka Soomaaliya laga raro magaalada Muqdisho, loogana raro...

Furitaanka Kalfadhiga 7-aad: Madaxweyne Xasan Sheekh oo Hortagaya Baarlamaanka xilli Mucaaradku Muujinayo Diidmo

Furitaanka Kalfadhiga 7-aad: Madaxweyne Xasan Sheekh oo Hortagaya Baarlamaanka xilli Mucaaradku Muujinayo Diidmo

by Ilhaan
September 29, 2025
0

 Waxaa maanta si rasmi ah u furmaya kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kaasoo ay hor yaallaan ajandayaal culus oo...

Puntland Proposes Relocating Somalia’s Capital to Garowe, Urges Federal States to Join Debate

Puntland Proposes Relocating Somalia’s Capital to Garowe, Urges Federal States to Join Debate

by Liban
September 29, 2025
0

Mogadishu, — The Puntland administration has called for Somalia’s capital to be moved from Mogadishu to Garowe, citing security concerns...

Trump Says Arab States, Israel Respond Positively to Gaza Peace Proposal

Trump Says Arab States, Israel Respond Positively to Gaza Peace Proposal

by Liban
September 29, 2025
0

Washington, — U.S. President Donald Trump said Monday that both Arab leaders and Israel have given a “very positive response”...

Puntland oo Soo Jeedisay in Caasimadda Dalka Laga Wareejiyo Muqdisho loona Wareejiyo Garoowe
Warar

Puntland oo Soo Jeedisay in Caasimadda Dalka Laga Wareejiyo Muqdisho loona Wareejiyo Garoowe

September 29, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Furitaanka Kalfadhiga 7-aad: Madaxweyne Xasan Sheekh oo Hortagaya Baarlamaanka xilli Mucaaradku Muujinayo Diidmo
Warar

Furitaanka Kalfadhiga 7-aad: Madaxweyne Xasan Sheekh oo Hortagaya Baarlamaanka xilli Mucaaradku Muujinayo Diidmo

September 29, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Puntland Proposes Relocating Somalia’s Capital to Garowe, Urges Federal States to Join Debate
English News

Puntland Proposes Relocating Somalia’s Capital to Garowe, Urges Federal States to Join Debate

September 29, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Trump Says Arab States, Israel Respond Positively to Gaza Peace Proposal
English News

Trump Says Arab States, Israel Respond Positively to Gaza Peace Proposal

September 29, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somali President Hassan Sheikh Opens Parliament Amid Political Tensions
English News

Somali President Hassan Sheikh Opens Parliament Amid Political Tensions

September 29, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Madaxweyne Trump oo Amray in Ciidamo Loo Diro Portland
Caalamka

Madaxweyne Trump oo Amray in Ciidamo Loo Diro Portland

September 28, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Puntland oo Soo Jeedisay in Caasimadda Dalka Laga Wareejiyo Muqdisho loona Wareejiyo Garoowe
  • Furitaanka Kalfadhiga 7-aad: Madaxweyne Xasan Sheekh oo Hortagaya Baarlamaanka xilli Mucaaradku Muujinayo Diidmo
  • Puntland Proposes Relocating Somalia’s Capital to Garowe, Urges Federal States to Join Debate
  • Trump Says Arab States, Israel Respond Positively to Gaza Peace Proposal

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00