DHAGEYSO: Qof Askari iska dhigay oo isku Qarxiyey Xerada ciidanka Nacnaca

Waxaa goor dhow qarax uu ka dhacay degmada Wadajir ee gobolka Banaadir, gaar ahaan Warshadii hore ee Nacnaca oo ay daganyihiin ciidamo ka tirsan dowladda.

Qof isa soo miidaamiyey, islamarakaana iska soo dhigay askari ayaa gudaha u galay xerada, iskuna qarxiyey sida uu Radio Dalsan u sheegay Abshir Cabdullaah oo ka mid ah Saraakiisha ciidan ee ku jira ee xeraadaas.

Sarakaalkan ayaa Dalsan u sheegay inay ku dhinteen qaraxaasi ismiidaaminta Laba sarkaal, Seddex kalana ay ku dhaawacmeen oo katirsan ciidamada dowladda soomaaliya ee ku jira xeradaas, waxaana isa soo taraya khasaaraha uu geystay qaraxa oo waxyar ka hor ka dhacay Wadajir.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media