• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Monday, September 22, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result

Yaa ka dambeeyay Qaraxyadii ka dhacay Kampala? Akhriso

Dalsan Editor by Dalsan Editor
November 17, 2021
in Warar, Wararka Idaacadda, XULKA WARARKA
Reading Time: 2 mins read
A A
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Ugu yaraan 6 qof ayaa ku dhimatay qaraxii shaley ka dhacay caasimadda Uganda, saddex kamid ah dadkaas ku dhintay weerarka waxay ahaayeen kooxihii qaraxa fuliyay.

Kooxda IS ayaa sheegtay inay ka dambeysay weerarka, sida ay ku warrantay warbaahinta Amaq.

IS waxay sidoo kale ku anddacootay in ka badan 30 qof ay ku dhinteen weerarka.

Wakaaladda wararka ee IS ee Amaq ayaa sheegtay , “in Uganda ay kamid tahay dalalka qeybta ka ah dagaalka ka dhanka dagaalyanahada IS ee bartamaha Afrika”

Waa markii saddexaad ay kooxda IS sheegtaan mas’uuliyadda weeraro ka dhacay Uganda tan bishii Oktoobar sanadkii lasoo dhaafay.

Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaa cambaareeyay weerarka isla markaana sheegay inay ka dambeeyeen “carruur yar yar oo la jahwareeriyay”

 

Booliska Uganda waxay ku eedeeyeen weeraradii u dambeeyay ee ka dhacay Uganda inay ka dambeyeen kooxda ADF ee fadhigeedu yahay Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Congo.

Kooxda ADF waxay sheegeen inay taabacsan yihiin ururka la magac baxay dowladda Islaamka.

Afhayeen u hadlay booliska Uganda, Fred Enanga ayaa shaley sheegay in xogaha sirdoonka ay hayaan ay muujinayaan in qaraxa ay ka dambeeyeen maleeshiyaad maxalli ah oo lagu magacaabo ADF.

Wuxuu intaa ku daray in qof kale oo kamid ahaa kooxihii qaraxa ka dambeeyay la qabtay isla markaana gurigiisa laga helay jakadaha qarxa.

Afhayeenka u hadlay booliska wuxuu sidoo kale sheegay in 33 qof ay ku dhaawacmeen weerarka, 5 kamid ah dadkaas ay la il-daran yihiin dhawaacyo

Previous Post

Dagaal xooggan oo ka socda Jiidda koonfureed ee Ma’rib iyo wararkii ugu dambeeyay

Next Post

Dowlad Madaxdeeda laga mamnuucay in ay yimaadaan dalka Mareykanka

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Askari Ka Tirsan DFS oo Ku Dilay Darawal Dagmadda Kaaraan
Warar

Askari Ka Tirsan DFS oo Ku Dilay Darawal Dagmadda Kaaraan

September 22, 2025
Maxaa Laga Filayaa Shirka  Golaha Ammaanka ee QM?
Caalamka

Maxaa Laga Filayaa Shirka Golaha Ammaanka ee QM?

September 22, 2025
Netanyahu: Falastiin Waligeed Dowlad Ma Noqonayso
Caalamka

Netanyahu: Falastiin Waligeed Dowlad Ma Noqonayso

September 22, 2025
Saddex Qodob oo Ka Soo Baxay Ka-Qaybgalka Madaxweyne Xasan ee Furitaanka Biyo-xireenka Itoobiya
Warar

Saddex Qodob oo Ka Soo Baxay Ka-Qaybgalka Madaxweyne Xasan ee Furitaanka Biyo-xireenka Itoobiya

September 22, 2025
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Dhagax-dhigay Xarunta Cusub ee Wasaaradda Waxbarashada
Warar

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Dhagax-dhigay Xarunta Cusub ee Wasaaradda Waxbarashada

September 21, 2025
Soomaaliya: Golaha Ammaanka Wuu Ku Guuldareystay Gaza
Warar

Soomaaliya: Golaha Ammaanka Wuu Ku Guuldareystay Gaza

September 21, 2025
Next Post

Dowlad Madaxdeeda laga mamnuucay in ay yimaadaan dalka Mareykanka

Askari Ka Tirsan DFS oo Ku Dilay Darawal Dagmadda Kaaraan

Askari Ka Tirsan DFS oo Ku Dilay Darawal Dagmadda Kaaraan

by Ilhaan
September 22, 2025
0

Degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir ayaa lagu dilay Carab Cali, darawal ka shaqeyn jiray gaari nooca Leyla Calaawi, kadib markii...

Maxaa Laga Filayaa Shirka  Golaha Ammaanka ee QM?

Maxaa Laga Filayaa Shirka Golaha Ammaanka ee QM?

by Ilhaan
September 22, 2025
0

Magaalada New York ee dalka Mareykanka ayaa si rasmi ah looga furay kalfadhiga 80aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay,...

Egyptians Outraged After 3,000-Year-Old Pharaoh’s Bracelet Stolen and Melted for Gold

Egyptians Outraged After 3,000-Year-Old Pharaoh’s Bracelet Stolen and Melted for Gold

by Liban
September 22, 2025
0

Cairo – Egyptian officials and citizens alike have reacted with shock and anger after authorities confirmed that a 3,000-year-old bracelet...

Netanyahu: Falastiin Waligeed Dowlad Ma Noqonayso

Netanyahu: Falastiin Waligeed Dowlad Ma Noqonayso

by Ilhaan
September 22, 2025
0

Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil, Benjamin Netanyahu, ayaa ku eedeeyay dalalka reer galbeedka ee dhowaan aqoonsaday Falastiin inay "ammaanayaan argagixiso". Wuxuu ku...

Askari Ka Tirsan DFS oo Ku Dilay Darawal Dagmadda Kaaraan
Warar

Askari Ka Tirsan DFS oo Ku Dilay Darawal Dagmadda Kaaraan

September 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Maxaa Laga Filayaa Shirka  Golaha Ammaanka ee QM?
Caalamka

Maxaa Laga Filayaa Shirka Golaha Ammaanka ee QM?

September 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Egyptians Outraged After 3,000-Year-Old Pharaoh’s Bracelet Stolen and Melted for Gold
English News

Egyptians Outraged After 3,000-Year-Old Pharaoh’s Bracelet Stolen and Melted for Gold

September 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Netanyahu: Falastiin Waligeed Dowlad Ma Noqonayso
Caalamka

Netanyahu: Falastiin Waligeed Dowlad Ma Noqonayso

September 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somali Soldier Kills Driver in Karaan District Amid Dispute Over Illegal Payments
English News

Somali Soldier Kills Driver in Karaan District Amid Dispute Over Illegal Payments

September 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia’s Transport Minister Meets UNDP Representative to Discuss Infrastructure Development
English News

Somalia’s Transport Minister Meets UNDP Representative to Discuss Infrastructure Development

September 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Askari Ka Tirsan DFS oo Ku Dilay Darawal Dagmadda Kaaraan
  • Maxaa Laga Filayaa Shirka Golaha Ammaanka ee QM?
  • Egyptians Outraged After 3,000-Year-Old Pharaoh’s Bracelet Stolen and Melted for Gold
  • Netanyahu: Falastiin Waligeed Dowlad Ma Noqonayso

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00