Xabi Alonso Oo Ka Hadlay Kooxdiisa Riyada + Sawiro

 

Kubad Joojiyaha Kooxda Bayer Iyo Xulka Qaranka La Roja Spain  Ayaa Ku Dhawaaqay Shaxadiisa Riyada Uu Jeclaan Lahaa Inuu Ka Garab Ciyaaro .

Xabi Alonso Ayaa Sheegay Inuu Aad U Jeclaan Lahaa Inuu Weerarka U Soo Xusho Xidigo Uu Ka Mid Yahay Leo Messi Iyo C R 7 Waxaa Sido Kale Khadka Dhaxe Ee Shaxdiisa Ka Dhax Muuqanaya Kubad Sameye Xavi Iyo Haleyeygii Hore Ee Real Madrid Zidane .

Hadbo Daawo Shaxada Riyada Xavi Alonso.

CPMMJR

 

14

1213987653124