Rajada Arsenal oo qatar sii galeysa, Aaron Ramsey oo dhaawacmay

Arsene Wenger ayaa shaaca ka qaaday Aaron Ramsey inuu garoomada seegi doono mudo hal bil ah.

Ciyaaryahanka Welsh ayaa ku dhaawacmay kulankii Tallaadadii FA Cup ay la ciyaareen kooxda Hull City wareega shanaad.

Wenger oo ka hadlayay Shirka jaraa’id ee kulanka Beri FA Cup ay ciyaarayaan ayaa sheegay Ramsey Bil inuu maqnaan doono.

Dhaawaciisa dad badan ayaa ku farxi doona kuwaas oo ka baqa marka uu gool dhaliyo in dad caan ka ah Adduunka ay dhintaan.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor