DEG DEG: Laacibkii Xulka Holland Johan Cruyff oo geeriyooday

Warbaahinta Caalamiga sida Telefishinka SKY Sports ayaa baahiyay goor dhaw inuu geeriyooday Laacibkii Xulka Holland Johan Cruyff oo sido kalena u soo ciyaaray kooxo ay kamid tahay Barcelona.

Johan Cruyff ayaa jiray 68 sanno waxana uu maanta ku geeriyooday Dalka Spain isaga oo la xanuunsanayay Cudurka Kansarka (Cancer).