Daawo Sawirada Chelsea oo laga reebay Champions league,PSG oo soo baxday

Chelsea ayaa kasoo hartay koobka horyaalada qaarada Yurub ee Uefa Champions league,taas oo ka dhigan in sanadka dambe ay seegi doonto koobkan hadii ay horyaalka ay afarta sare ka gaari waayaan xagaagan.

Gool uu Adrien Rabiot uu ka dhaliyay ayaa waxaa Chelsea u soo bar bareeyay qeybta koowaad Diego Costa.

Kadib qeybta labaad Zlatan Ibrahimovic ayaa ka dhaliyay goolka guusha Chelsea.

Blues ayaa looga adkaaday markale 2-1,labada kulanba waxaa looga adkaaday Chelsea 4-2.

PSG ayaa kula biirtay kooxaha soo baxay Real Madrid, Wolfsburg iyo Benfica wareega siddeeda Champions league.

PSG striker Zlatan Ibrahimovic celebrates after making it 2-1 on Wednesday night against Chelsea at Stamford Bridge

PSG's first-team stars mob midfielder Adrien Rabiot after the Frenchman converted an Ibrahimovic cross past Courtois

Rabiot tapped home from close range to give Paris Saint-Germain an early lead at Stamford Bridge on Wednesday evening

Rabiot (centre left) is all smiles while John Mikel Obi and Gary Cahill (right of picture) show their frustration after the opening goal

Chelsea striker Diego Costa levels the scoreline on the night with a low driven shot past PSG goalkeeper Kevin Trapp