Atletico Madrid oo dadaal badan samaysay ayay haddan ku waxaa ay awood u yelan weysay in farxada kala soo hoyato kooxda Germany Bayer Leverkusen.
Daqiiqadii 57’aad Hakan Calhanoglu ayaa dhaliyay gool looga adkaaday kooxda spain ka socota .
lugta labaad ayaa ka dhici doonta garoonka kooxda Atletico Madrid.