Kulan galinkii dambe ee Talaadadii Muqdisho ay ku yeesheyn wafdi ka socday dalka Imaaradka carabta iyo Raisul Wasaare kuxigeenka Dalka,ayaa kulan waxaa diirada lagu saaray doorka Imaaradka ee Gurmadka abaaraha.
Mas’uuliyiinta ayaa waxa ay kawada hadleen si loo bilaabi lahaa gargaaka,waxaa xubnihii ka socday Imaaradkana ay balan qaadeyn in ay ka taageerayaan Biyo dhaamin iyo Raashin qeybin taasi oo laga bilaabayo guud ahaan gobolada dalka.
Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta masiibooyinka Maryam Qaasim ayaa suxufiyiinta lahadashay kulanka kadib.
Halkan ka dhageyso Wasiirka Gurmadka Maryam Qaasim: