Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex ee maamulka Somaliland ayaa maanta xukun ku ridday gudoomiyihii garabka dhalinyarada xisbiga Wadani ee maamulka Somaliland.
Maxkamadda ayaa ku eedeysa gudoomiyihii garabka dhalinyarada xisbiga Wadani ee maamulka Somaliland Maxamed Sadiiq Dhamme in uu aflagaadeeyay madaxweynaha maamulka Soomaliland Muuse Biixi Cabdi.
Ugu dambeyntii go’aan ka soobaxay maxkamadda ayaa lagu sheegay in wiilkaan oo ka mid ahaa dhalinyarada aadka u fir-fircoon in ay ku xukuntay
-bil oo xabsi ah.