HomeWararXubno ka socda Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka oo gaaray Baydhabo

Xubno ka socda Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka oo gaaray Baydhabo

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Mas’uuliyiin ka socda Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ayaa gaaray magaalada Baydhaba ee xarunta ku meel gaarka u ah maamulka Koofur Golbeed Soomaaliya. Gudoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal Maxamed Xasan Ciro iyo Xubno kale oo ka tirsan Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ayaa gaaray Magaalada. Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Koofur Galbeed ayaa kusoo dhaweeyay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Mas’uuliyiin ka socda Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ayaa gaaray magaalada Baydhaba ee xarunta ku meel gaarka u ah maamulka Koofur Golbeed Soomaaliya.

Gudoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal Maxamed Xasan Ciro iyo Xubno kale oo ka tirsan Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ayaa gaaray Magaalada.

- Advertisement -

Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Koofur Galbeed ayaa kusoo dhaweeyay Baydhaba, iyagoo sidoo akle kulan la leh mas’uuliyiin ka tirsan Koofur Galbeed Soomaaliya.

Ujeedada safarka ayaa daaran Gogol Xaarka iyo diyaarinta Arimaha farsamo ee Doorashada golaha shacabka oo dhawaan bilaaban doonta.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts