HomeWararXubnaha Guddiga saaxiibtinimada Baarlamaanadda Soomaaliya iyo Taliyaaniga oo Guddoon doortay 

Xubnaha Guddiga saaxiibtinimada Baarlamaanadda Soomaaliya iyo Taliyaaniga oo Guddoon doortay 

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Xubnaha guddiga saaxiibtinimada Baarlamaanadda Soomaaliya iyo Taliyaaniga  oo kulan ku yeeshay xarunta guddoonka iyo guddiyadda ee Villa Hargeysa ayaa iska dhex doortay guddoonka guddiga. doorashada oo u dhacday hab gacan taag ah ayaa waxa ay guddoomiyaha guddiga u doorteen Xildhibaan Maxamed Cali Xasan, halka guddoomiye kuxigeenka guddiga u doorteen Aweys Xuseen Macalin, Xoghayaha guddiga ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xubnaha guddiga saaxiibtinimada Baarlamaanadda Soomaaliya iyo Taliyaaniga  oo kulan ku yeeshay xarunta guddoonka iyo guddiyadda ee Villa Hargeysa ayaa iska dhex doortay guddoonka guddiga.

doorashada oo u dhacday hab gacan taag ah ayaa waxa ay guddoomiyaha guddiga u doorteen Xildhibaan Maxamed Cali Xasan, halka guddoomiye kuxigeenka guddiga u doorteen Aweys Xuseen Macalin, Xoghayaha guddiga ayaa loo doortay Senator Layla Axmed ismaaciil.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts