Xoghaayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres oo soo gaaray Muqdisho: Sawiro

Xoghaayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka soo dagay Muqdisho, waxaana soo dhoweeyay Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaliya iyo madax kale.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor