• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Monday, June 23, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Caalamka

(XOG): Tirada Diyaaradaha iyo Gantaaalladda ee ay Yuhuudda u adeegsatay duqeyntii xalay ka dhacday Suurya.

Bilan Media by Bilan Media
May 10, 2018
in Caalamka, Warar
Reading Time: 3 mins read
A A
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Tan iyo markii uu Madaxweyne Donald Trump saxiixay Go’aankii ay Maraykanka kaga baxeen Heshiiskii Caalamiga ee Barnaamijka Nukliyeerka Iiraan waxa sare u kacay Xiisadda Diplomaasiyaadeed iyo midda Milliteri ee Iiraan iyo Yuhuudda.

Xalay ayeyna Ciiddanka Iiraan ee ku sugan gudaha dalka Suurya waxay Gantaallo li duqeeyeen Baraha ay Ciiddanka Yuhuudda ka joogaan Buuraha Golan Heights ee sannadkii 1974-kii laga qabsaday Suurya.

Madaafiic badan ayaana ku hoobatay qeybo ka mid ah dalka Suurya iyo Buuraha Golan, iyadoo duqeyntii xalay lagu tilmaamay tii ugu cuslayd ee ay labada dhinac is-weydaarsadaan.

Wasaaradda Difaaca ee dalka Raashiya ayaana il gaar ah ku haysa Xiisadda ka dhex taagan labada dhinac, waxayna Warbixin ka soo saartay duqeyntii xalay la is-weydaarsaday.

Intaynaan u guda-gelin Nuxurka Warbixinta Raashiya, Afhayeenka Milliteriga Yuhuudda Colonel Jonathan Conricus waxa uu sheegay inay Dowladda Raashiya ku wargeliyeen duqeyntii ay xalay ka geysteen gudaha dalka Suurya.

Dowladda Raashiya oo jaal dhow la ah Dowladaha Suurya iyo Iiraan ayaa ku baaqday in la is-xakameeyo, lagana fogaado inay colaadda sii socoto.

Haddaba, haddaynu eegno Warka ka soo baxay Wasaaradda Difaaca ee Raashiya waxaa lagu tiro-koobay cuddadii ay Milliteriga u adeegsadeen duqeyntii xalay ay ku qaadeen fariisimadda ay Milliteriga Iiraan ku leeyihiin gudaha dalka Suurya.

Hawlgalak duqeynta ayaa la sheegay inuusan sahlayn, isla markaana u muuqday mid horey loo qorsheeyey, sida laga dheehan karo inta Diyaarado Dagaal iyo Gantaallo ee ay Milliteriga Yuhuudda adeegsadeen.

Waxayna Difaaca Raashiya xaqiijiyeen inay 28 Diyaaradaha Dagaalka iyo ku-dhawaad 70-gantaal loo adeegsaday Duqeyntii xalay lala eegtay qeybo ka mid ag dalka Suurya.

Warka qoraalka ee ka soo baxay Wasaaradda Difaaca Raashiya ayaa lagu faahfaahiyey noocyadda Diyaaradaha Dagaalka ee ka qeyb galay Duqeymahaasi.

“28 Diyaaradaha F-15 IYO F-16 ayey Milliteriga Yuhuudda u adeegsadeen Hawlgalkii xalay, iyadoo ku-dhawaad 70 Gantaal la riday” ayaa lagu sheegay Hadalka qoraalka ee ka so obaxay Wasaaradda Difaaca ee Raashiya.

Nidaamka Difaaca ee Milliteriga Suurya ayaa la sheegay inay burburiyeen in ka badan kala-bar Gantaalladii ay Yuhuudda adeegsadeen.

Dhinaca kale, Milliteriga Yuhuudda ayaa sheegay inay beegsadeen Fariisimadda ay Ciiddanka Iiraan ku leeyihiin gudaha Suurya iyo Nidaamka Difaaca ee Milliteriga Suurya oo yaallay agagaarka Dimishiq iyo qeybo ka tirsan Koonfurta dalkaasi.

Milliteriga Yuhuudda waxay sheegeen inay duqeyntaasi u geysteen ssi ay uga jawaabaan 20 Gantaal oo ay Ciiddanka Iiraan ee jooga Suurya la beegsadeen fariisimadda ay Milliteriga Yuhuudda ku leeyihiin Buuraha Golan Heights.

Previous Post

SNA Soldiers Killed In Lower Shabelle IED Blast

Next Post

Meydadka 5 ka mid ah dadkii ku dhintay duqeyntii Sh/hoose oo Muqdisho lasoo gaarsiiyey

Bilan Media

Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Related Posts

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo Ka Qeybgalay Daahfurka Hiigsiga Qarni-jirka 2060-ka
Warar

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo Ka Qeybgalay Daahfurka Hiigsiga Qarni-jirka 2060-ka

June 23, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Daahfuray Qorshaha Hiigsiga Qarni-jirka 2060-ka
Warar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Daahfuray Qorshaha Hiigsiga Qarni-jirka 2060-ka

June 23, 2025
“Xamsa Barre: Looma Laabanayo Doorasho Dadban”
Warar

“Xamsa Barre: Looma Laabanayo Doorasho Dadban”

June 23, 2025
Wasiirka Arrimaha Dibadda Iran oo Wadahadallo Muhiim ah la Leh Madaxweynaha Ruushka
Warar

Wasiirka Arrimaha Dibadda Iran oo Wadahadallo Muhiim ah la Leh Madaxweynaha Ruushka

June 23, 2025
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo Si Diirran Loogu Soo Dhaweeyay Caasimadda Algeria
Warar

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo Si Diirran Loogu Soo Dhaweeyay Caasimadda Algeria

June 23, 2025
“Soomaaliya Oo Laga Saaray Liiska Askareynta Carruurta”
Warar

“Soomaaliya Oo Laga Saaray Liiska Askareynta Carruurta”

June 23, 2025
Next Post

Meydadka 5 ka mid ah dadkii ku dhintay duqeyntii Sh/hoose oo Muqdisho lasoo gaarsiiyey

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo Ka Qeybgalay Daahfurka Hiigsiga Qarni-jirka 2060-ka

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo Ka Qeybgalay Daahfurka Hiigsiga Qarni-jirka 2060-ka

by Ilhaan
June 23, 2025
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeybgalay munaasabad si rasmi ah loogu daahfurayay Qorshaha Hiigsiga...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Daahfuray Qorshaha Hiigsiga Qarni-jirka 2060-ka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Daahfuray Qorshaha Hiigsiga Qarni-jirka 2060-ka

by Ilhaan
June 23, 2025
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah magaalada Muqdisho uga daahfuray Qorshaha Hiigsiga Qarni-jirka...

“Xamsa Barre: Looma Laabanayo Doorasho Dadban”

“Xamsa Barre: Looma Laabanayo Doorasho Dadban”

by Ilhaan
June 23, 2025
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xalay ka qeybgalay munaasabad casho sharaf ah oo lagu maamuusayay...

Somalia Launches Ambitious Century Vision Plan 2060 to Transform the Nation into a Prosperous, Unified Middle-Income Country

Somalia Launches Ambitious Century Vision Plan 2060 to Transform the Nation into a Prosperous, Unified Middle-Income Country

by Gesey Liban
June 23, 2025
0

In a landmark move signaling a bold new era for Somalia’s future, President Dr. Hassan Sheikh Mohamud today officially launched...

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo Ka Qeybgalay Daahfurka Hiigsiga Qarni-jirka 2060-ka
Warar

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo Ka Qeybgalay Daahfurka Hiigsiga Qarni-jirka 2060-ka

June 23, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Daahfuray Qorshaha Hiigsiga Qarni-jirka 2060-ka
Warar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Daahfuray Qorshaha Hiigsiga Qarni-jirka 2060-ka

June 23, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
“Xamsa Barre: Looma Laabanayo Doorasho Dadban”
Warar

"Xamsa Barre: Looma Laabanayo Doorasho Dadban"

June 23, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia Launches Ambitious Century Vision Plan 2060 to Transform the Nation into a Prosperous, Unified Middle-Income Country
English News

Somalia Launches Ambitious Century Vision Plan 2060 to Transform the Nation into a Prosperous, Unified Middle-Income Country

June 23, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somali National Army Repels Al-Shabaab Ambush in Baidoa, Killing Dozens in Counter-Offensive
English News

Somali National Army Repels Al-Shabaab Ambush in Baidoa, Killing Dozens in Counter-Offensive

June 23, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia Participates in Arab Social Development Summit in Algeria
English News

Somalia Participates in Arab Social Development Summit in Algeria

June 23, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo Ka Qeybgalay Daahfurka Hiigsiga Qarni-jirka 2060-ka
  • Madaxweyne Xasan Sheekh oo Daahfuray Qorshaha Hiigsiga Qarni-jirka 2060-ka
  • “Xamsa Barre: Looma Laabanayo Doorasho Dadban”
  • Somalia Launches Ambitious Century Vision Plan 2060 to Transform the Nation into a Prosperous, Unified Middle-Income Country

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00