• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Saturday, July 19, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

(XOG): Isbarbar dhigga Awoodda Milliteri ee dalalka Pakistan iyo Hindiya.

Bilan Media by Bilan Media
February 28, 2019
in Warar, Wararka Idaacadda, XULKA WARARKA
Reading Time: 3 mins read
A A
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Iyadoo ay Xiisad Colaadeed ka dhexeyso Labadaasi Waddan ayaa waxaa la saadaalin karin qaabka uu noqon doono Dagaalkaasi, muddada u usocon karo iyo haddii ay Labada Milliteri isku adeegsan doonaan Hubka Nukliyeerka.

Khubarada Milliteriga ayaa rumeysan inay Labada dowladood miisaaniyad xooggan ku bixiyaan Awoodda Milliteriga, iyadoo uu Tartan ka dhexeeyo dhimaha Milliteriga, Qalabkooda iyo Tayadooda.

Machadka Caalamiga ee Daraasaadka Istaraatijiyadda ee IISS iyo Ururka Kontoroolka Hubka ee ee dalka Maraykanka waxay so osaareen tiro-koobkii ugu dambeeyey ee Awoodda Milliteri ee u dhexeysa Pakistan iyo Hindiya.

Warbixinta waxaa lagu sheegay inay Pakistan hawlaha Milliteriga kiu kharaj gareysay in ka badan 11 Billion oo Dollar oo u dhiganta 3.6%, halka Hindiya ku bixiso Hawlaha Difaaca lacag dhan 58 Billion oo Dollar oo u dhiganta 2.1%

Tiro-koobkaasi ayaa muujinaya inay Dowladda Hindiya kharaj ka badan kan Pakistan ku bixiyaan Hawlaha Difaaca.

Dalka  Pakistan waxaa ku nool in ka badan 200 million oo qof, waxay leedahay Ciiddan  tiradiisu dhan tahay 653,800 Askari.

Milliteriga Pakistan waxay haystaan 2,496 Taangi, 1,605 Gawaarida Gaashaaman ee Ciiddanka lagu qaado, 4.472 Madaafiicda Goobta.

Dalka Hindiya waxaa ku nool in ka badan 1.3 Billion oo qof, waxayna leeyihiin ciiddan ka badan 1.4 million oo qof.

Dhinaca kale, Hindiya waxay haystaan in ka badan 3,565 Taangi, 336 Gawaarida Gaashaman ee Ciiddamada lagu daad-gureeyo iyo 9,719 oo Madfac.

Diyaaradaha Dagalaka waxay Hindiya haystaan 814 Diyaarad, halka Pakistan leedahay 425 Diyaaradaha Dagaalka.

Ciiddanka Badda ee dalka Hindiya waxay leeyihiin hal markab Diyaard-xambaare ah, 16 Maraakiibta badda quusa ee Gujiska, 13 Markab dagaal, 14 Marakiibta wax burburiya, 106 Doonyaha ilaaladda xeebaha  iyo 75 Diyaaradaha  Ammaanka Xeebaha iyo 67,700 Ciiddanka Mariiniska.

Dalka Pakistan waxay leeyihiin 23,800 oo Ciiddanka Badda, 8 Maraakiibta badda quusa ee Gujiska, 9 Markab, 17 Doonyaha lagu ilaaleeyo Xeebaha iyo 8 Diyaaradaha loo adeegsado ilaaladda iyo difaaca xeebaha.

Ugu dambeyntii, Milliterigadalka Hindiya waxay haystaan 130 ilaa 140 Madaxyadda hubka wax gumaada ee Nukliyeerka, halka Milliteriga Pakistan ay ka haystaan 140 ilaa 150 Madaxyadda hubka Nukliyeerka

Previous Post

Malta: Muwaadin Soomaali oo lagu eedeeyey inuu qaniini lahaa Sarkaal Boolis oo la xukumay.

Next Post

Duuliyihii u dhashay dalka Hindiya oo la sii dayn doono.

Bilan Media

Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Related Posts

Shirka Dhismaha Maamulka SSC-Khaatumo oo mar kale ka furmay laascaanood
Warar

Shirka Dhismaha Maamulka SSC-Khaatumo oo mar kale ka furmay laascaanood

July 19, 2025
Markab Siday Hub Culus oo Lagu Qabtay Xeebaha Puntland
Warar

Markab Siday Hub Culus oo Lagu Qabtay Xeebaha Puntland

July 19, 2025
Ciidanka Kumaandooska Danab oo Howlgal Qorsheysan ka Fuliyay Jubada Hoose
Warar

Ciidanka Kumaandooska Danab oo Howlgal Qorsheysan ka Fuliyay Jubada Hoose

July 19, 2025
Bilan Media waxay Bixisay Deeq Qorista oo $1,000 ah oo Loogu Talagalay Haweenka Saxafiyiinta Soomaaliyeed
Warar

Bilan Media waxay Bixisay Deeq Qorista oo $1,000 ah oo Loogu Talagalay Haweenka Saxafiyiinta Soomaaliyeed

July 17, 2025
Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo Ka Shiray Gurmadka Abaarta Awdal iyo Arrimo Kale oo Muhiim ah
Warar

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo Ka Shiray Gurmadka Abaarta Awdal iyo Arrimo Kale oo Muhiim ah

July 17, 2025
Dagaal xooggan oo ka socda deegaan hoostaga degmada Ceelbuur.
Warar

Dagaal xooggan oo ka socda deegaan hoostaga degmada Ceelbuur.

July 17, 2025
Next Post

Duuliyihii u dhashay dalka Hindiya oo la sii dayn doono.

Somalia’s Prime Minister Meets Arab League Envoy to Strengthen Political and Economic Cooperation

Somalia’s Prime Minister Meets Arab League Envoy to Strengthen Political and Economic Cooperation

by Liban
July 19, 2025
0

Muqdisho - In a diplomatic move signaling deeper regional ties, Somalia’s Prime Minister Hamsa Abdi Barre welcomed Ambassador Abdalla Al-Otaibi, the Arab League’s...

Shirka Dhismaha Maamulka SSC-Khaatumo oo mar kale ka furmay laascaanood

Shirka Dhismaha Maamulka SSC-Khaatumo oo mar kale ka furmay laascaanood

by Ilhaan
July 19, 2025
0

Magaalada Laascaanood ayaa maanta si rasmi ah martigelineysa wejiga xiga ee Shirka Dhismaha Maamulka SSC-Khaatumo, iyadoo la shaaciyay magacyada 301...

Markab Siday Hub Culus oo Lagu Qabtay Xeebaha Puntland

Markab Siday Hub Culus oo Lagu Qabtay Xeebaha Puntland

by Ilhaan
July 19, 2025
0

Wararka naga soo gaaraya gobolka Raascaseyr ayaa xaqiijinaya in markab siday shixnad hub oo culus lagu qabtay xeebaha Puntland, gaar...

Ciidanka Kumaandooska Danab oo Howlgal Qorsheysan ka Fuliyay Jubada Hoose

Ciidanka Kumaandooska Danab oo Howlgal Qorsheysan ka Fuliyay Jubada Hoose

by Ilhaan
July 19, 2025
0

Ciidamada gaarka ah ee Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta si guul leh u fuliyay howlgal qorsheysan oo...

Somalia’s Prime Minister Meets Arab League Envoy to Strengthen Political and Economic Cooperation
English News

Somalia’s Prime Minister Meets Arab League Envoy to Strengthen Political and Economic Cooperation

July 19, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Shirka Dhismaha Maamulka SSC-Khaatumo oo mar kale ka furmay laascaanood
Warar

Shirka Dhismaha Maamulka SSC-Khaatumo oo mar kale ka furmay laascaanood

July 19, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Markab Siday Hub Culus oo Lagu Qabtay Xeebaha Puntland
Warar

Markab Siday Hub Culus oo Lagu Qabtay Xeebaha Puntland

July 19, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Ciidanka Kumaandooska Danab oo Howlgal Qorsheysan ka Fuliyay Jubada Hoose
Warar

Ciidanka Kumaandooska Danab oo Howlgal Qorsheysan ka Fuliyay Jubada Hoose

July 19, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Puntland Intercepts Turkish-Marked Arms Ship off Bari Coast, Raising Alarms Over Somalia’s Military Coordination
English News

Puntland Intercepts Turkish-Marked Arms Ship off Bari Coast, Raising Alarms Over Somalia’s Military Coordination

July 19, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Fresh Push for SSC-Khaatumo Administration as Delegates Gather in Lasanod Amid Political Tensions with Puntland
English News

Fresh Push for SSC-Khaatumo Administration as Delegates Gather in Lasanod Amid Political Tensions with Puntland

July 19, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Somalia’s Prime Minister Meets Arab League Envoy to Strengthen Political and Economic Cooperation
  • Shirka Dhismaha Maamulka SSC-Khaatumo oo mar kale ka furmay laascaanood
  • Markab Siday Hub Culus oo Lagu Qabtay Xeebaha Puntland
  • Ciidanka Kumaandooska Danab oo Howlgal Qorsheysan ka Fuliyay Jubada Hoose

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00