HomeWararXisbiga ILAYS oo taageeray Mowqifka ay DFS ka qaadatay Go’aankii dowlada Kenya

Xisbiga ILAYS oo taageeray Mowqifka ay DFS ka qaadatay Go’aankii dowlada Kenya

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Xisbi-siyaasadeedka ILAYS ee uu hoggaamiyo Siyaasiga  Xildhibaan C/qaadir Cosoble Cali  waxay maanta War-saxaafadeed ka soo saaray  Khilaafka diplomaasiyadeed ee soo kala dhex galay dowladaha Somalia iyo Kenya Xisbiga Ilays waxay taageereen Mowqifka caqli-galka ah ee ay DFS ka qaadatay Khilaafka Diplomaasiyadeed ee muranka dhaliyey. Xisbiga ILAYS waxay kaloo soo dhaweeyeen, isla markaana taageereen Diplomaasiyadda iyo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xisbi-siyaasadeedka ILAYS ee uu hoggaamiyo Siyaasiga  Xildhibaan C/qaadir Cosoble Cali  waxay maanta War-saxaafadeed ka soo saaray  Khilaafka diplomaasiyadeed ee soo kala dhex galay dowladaha Somalia iyo Kenya

Xisbiga Ilays waxay taageereen Mowqifka caqli-galka ah ee ay DFS ka qaadatay Khilaafka Diplomaasiyadeed ee muranka dhaliyey.

- Advertisement -

Xisbiga ILAYS waxay kaloo soo dhaweeyeen, isla markaana taageereen Diplomaasiyadda iyo Siyaasadda debecsan ee ay DFS ka qaadatay Go’aankii Kenya ee  Khilaafka dhaliyey.

War-saxaafadeedka Xisbiga ILAYS  waxaa lagu xusay in loo baahan yahay in si wadajir ah loo dhowro Xiriirka u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya, oo ah mid ku dhisan Walaaltinimo iyo Derisnimo soo-jireen ah oo aan si fudud ku kala go’i karin.

Xisbi-siyaasadeedka ILAYS waxay kaloo ku baaqeen in Khilaafka iyo Isafagaran-waa’ga jira lagu xaliyo Jawi deggan, lana xoojiyo Iskaashiga labada Waddan ee Somalia iyo Kenya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts