HomeWararXildhibaanada koonfur Galbeed oo ka Laabtay Mooshin ay ka keeneen Shariif Xassan

Xildhibaanada koonfur Galbeed oo ka Laabtay Mooshin ay ka keeneen Shariif Xassan

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Mudanayaasha baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay inay dib ula laabteen Mooshin dhawaan  ay ka ka keeneen madaxweynaha maaulkaas Shariif Xassan Sheikh Aadan, waxaana mudanayaashu ay tilmaameen inaan loo baahneyn xiligaan Mooshin, ee loo baahanyahay in loo gurmado dadka ay saameeysay Abaarta ee ku nool deegaanada maamulkaas. Qaar ka mid ah xildhibaanada ayaa warbaahinta u […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Mudanayaasha baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay inay dib ula laabteen Mooshin dhawaan  ay ka ka keeneen madaxweynaha maaulkaas Shariif Xassan Sheikh Aadan, waxaana mudanayaashu ay tilmaameen inaan loo baahneyn xiligaan Mooshin, ee loo baahanyahay in loo gurmado dadka ay saameeysay Abaarta ee ku nool deegaanada maamulkaas.

Qaar ka mid ah xildhibaanada ayaa warbaahinta u sheegay inay madaxweyne shariif Xassan ay  kala hadleen sidee loogu shaqeen lahaa shacabka dagan deegaanada uu ka arimiyo maamulka Koonfur Galbeed loo guna Gurman lahaa.

- Advertisement -

Xildhibaan Cabdikariin Maxamed Iftin ayaa ka hadlay sababta ay xildhibaanadu uga laabteen Mooshinkii ay ka keeneen madaxweynaha maamulkaas.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka.

 

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts