Xili mooshin ka dhan ah madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble ay wadaan qaar kamid ah xildhibaanada maamulkaas ayaa mudanayaash baarlamaan gobaleedka Hirshabeelle waxaa ay ku takrifal awoodeed ku eedeeynayaan madaxweyne Cosoble.
Xildhibaan Cabdiwali Sheikh Cali oo kamid ah Xildhbaanada Baarlamaanka Hirshabeelle waxaa uu xil gudasha la’aan latashi la’aan iyo ku takrifal awoodded uu ku eedeeyey madaxweyne Cali Cabdulaahi Cosoble islamarkaana sheegay inuu dhibaato ka dhaxwado qabaa’ilada daga degaanada Maamulkaas.
Halkaasn Hoose Ka Dhageeyso Codka.