Xildhibaanada Aqalka sare oo kulan yeelanaya Berri iyo Ajandaha oo la shaaciyay  

Xildhibaanada Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maalinimada berry ah oo Taariikhdu ku beegan tahay 21 Bishan ay yeelanayaan kulan guud oo ku aaddan ajandayaal dhowr ah.

Xildhibaaanda Aqalka sare ayaa lagu wargaliyay in ay berri soo xaadiraan, sagaalka subaxnimo.

Waxaana Ajandayaasha kulanka berri lagu sheegay:

1) Dhismaha iyo shaacinta Xubnaha Guddiyada Golaha.

2) Ansixinta Xubnaha Guddiga Wadajirka ee Dastuurka (OC)

 

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor