Kadib mudo dhowr maalmood ah uga socday Magalada Muqdisho xildhibaanada Aqalka sare ee lagas oo doortay deegaanada Koonfur Galbeed ayaa waxa ay uga hadleen doorashada Koonfur galbeed iyo qaraxii ka dhacay Magalada Baydhabo.
War-Saxaafadeed ay soo saareen Maanta ayaa marka hore waxa ay tacsi u Doreen dadkii ku geeriyooday qaraxyadii ka dhacay magalada Baydhabo 13-kii Bishaan.
Sidoo kale Senatorada ayaa waxa ay uga digeen musharixiinta Madaxweynaha koonfur Galbeed inay Magalada Baydhabo ka abuuraan qalalaaso sababi kara falal amnidaro.
Hoos Ka Akhriso War-saxaafadeed ay soo saareen.