Xildhibaan ka tirsanaa Baarlamaanka Koofur Galbeed oo Muqdisho ku geeriyooday

Guddoonka iyo Dhammaan Xildhibaanada Golaha Wakiilada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa ka tacsiyeeyay Geerida ku timid Allaha u naxariistee Xildhibaan ๐— ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—ก๐˜‚๐˜‚๐—ฟ ๐—ฆ๐—ต. ๐—–๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฒ oo ku geeriyoodeey Magaalada Muqdisho.

Guddoonka Golaha ayaa ku tilmaamay in Xil. ๐— ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—ก๐˜‚๐˜‚๐—ฟ uu qeyb weyn ka ahaa Dowlad Dhiska Dalka gaar ahaan mida Koonfur Galbeed isagoo Xilal kala duwan kasoo qabtay Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed iyo Dowladihii hore ee Dalka.

โ€œWaxaan U rajeeyeen inta uu ka tagey Marxuumka Oo kamid ah Ehellada, qaraabada, Asxaabta iyo Guud ahaan shacabka Deegaanada KGS in Alle Sw Samir iyo iimaan ka siiyo isagane uu ka waraabiyo Jannatul Firdowsaโ€ ayaa lagu yiri qoraal kooban oo kasoo baxay Golala Wakiilada Koofur Galbeed Soomaaliya.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor