HomeWararXildhibaan C/llaahi Maxamed Nuur oo dalbaday in baaritaan ka madax banaan xukuumada...

Xildhibaan C/llaahi Maxamed Nuur oo dalbaday in baaritaan ka madax banaan xukuumada lagu sameeyo dhacdadi…

Date:

Related stories

Istanbul: Soomaaliya oo qayb ka ahayd gaba-gabadii Shirka Baarlamaannada Adduunka

Guddoomiye Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa hoggaaminayay wafdi matalayay Soomaaliya oo ka qayb galay shirweynihii 152-aad ee IPU oo ka dhacay Turkiga.

Halkee laga qodayaa ceelka labaad ee shidaalka Soomaaliya

Wararkii ugu dambeeyay ee sahminta shidaalka Soomaaliya ayaa muujinaya in ceelka Holhol uu noqon karo halka xigta ee dalku ka soo saaro shidaalka.

M.Cali Guudlaawe oo ku dhowaaqay jihada doorashada Hirshabeelle: “Doorasho waa qof iyo cod

Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa shir-guddoomiyey kulan degdeg ah oo looga hadlay doorashooyinka iyo khatarta fatahaadaha.

Xil-wareejin ka dhacday Muqdisho: Wasiir Fiqi oo farriin culus u diray madaxda wasaaradda

Wasiir Axmed Macallin Fiqi ayaa maanta xilka u kala wareejiyay xoghayihii hore ee Wasaaradda Gaashaandhigga iyo xoghayaha cusub. Maqaalkan ka akhriso nuxurka dardaarkii wasiirka,

Xildhibaan Cabdullahi Maxamed Nuur oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka ahna Gudoomiyaha Xildhibaanada ku midoobay Kutlada Baarlamaaniga ayaa qoraal uu ku dalbanayo baaritaan dhab ah waxa uu u diray guddoonka Golaha Shacabka Soomaaliya.

Xildhibaanka ayaa Gaari uu watey abaara 5:0 Galabnimo 23,kii Bishaan waxaa lagu rasaaseyey xilli uu marayey Koontoroolka KM0 oo ay ku sugan yihiin Ciidamo ka tirsan NISA.

Xildhibaanka ayaa codsaday in baaritaan madax banaan oo lagu sameeyo dhacdadaas oo uu horay u sheegay in ay aheyd mid lagu doonayey in isaga lagu dilo balse uu ka badbaaday.

Qoraalka ayaa waxa uu u diray Guddiyada Baarlamaanka iyo Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha,isaga oo uga warbixiyey qaabkii uu falkaasi u dhacay iyo in uu doonayo in uu cadaalad helo,isla markana si dhab ah loo baaro.

Gaba gabadii waxa uu dhaliilay qoraal shalay ka soo baxay Wasaaradda Amniga oo uu sheegay in lagu qariyey falkii dhacay.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories