Xeer beegtiyaal jarmal ah oo 6 ruux ku helay in ay xiriir la leeyihiin Al Shabab

Xeer beegto federal ah ayaa sheegay in lix ruux oo udhashay wadamada Jarmalka iyo Tunisian, ku helay in ay taageereen Xarakada Al Shabaab.

Maxkamada ayaa ku eedeyay shan kamid ah eedeysanayaasha in tababar dhanka hubka ku  qaateen xeryo al shabab sanadkii 2012, halka eedeysanaha kalena lagu eedeyay in qorsheyay in uu ku biro dagaalyahanada dowladda Islaamiga ee dalka suuriya.

Dhalinyarada ay dowladda jarmalka ay gacanta ku dhigtay ayaa waxaa da’dooda lagu kala sheegay 24 jir illaa 31 jir.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor