• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Saturday, June 14, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Xasan shiikh oo booqday banadir stadium iyo jeenyo oo qaaday koobkii 15 may + Sawiro

Dalsan Editor by Dalsan Editor
May 16, 2015
in Warar, Xulashada Ciyaaraha
Reading Time: 20 mins read
A A
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Madaxwayanaha dalka Xasan Shikh Maxamuud iyo wafdi Balaaran oo isugu jira xildhibaano iyo Wasiiro ayaa maanta ka qayb galay  ciyaar lagu xusayay sanad guuradi 72 ee ka soo wareegtay aasaaski ururka dhalinyarda Soomaliyeed SYL.

Ciyaartan oo ka tirsanayd horyaalka heerka kubada cagta Dalka ayaa  dhex maraytay kooxaha Elman iyo Jeenyo  waxayna labada koox dhanka kale ku loolamayeen koobka Maalinta dhalinyarda Soomaaliyeed  15 May.

Labada koox ayaa   soo bandhigay ciyaar wanaagsan oo  ay ka maqsuudeen madaxwaynaha iyo masuuliyiinti la socotay ee garoonka ku sugnaa.waxaana qaybta hore ee ciyarta ayaa lagu kalanastay 0-0 balse qaybta labaad ayaa Jeenyo laga saaray ciyaaryahanka No.10 Cabdicasis Catoosh taasoo Elman ka faa”iidaysan wadyay  waxaana waqtigii loogu talo galay ay ku soo idlaatay 0-0 gool kulaad loo dhigay waxaa 3-1 ay guusha ku raacday  kooxda Jeenyo oo sidaa ku hanatay koobka 15 May.

kooxda Jeenyo ayuu koobkan u yahay sanadki labaad oo xiriir ah oo ay hananayso.

Dhanka kale waxa garoonka ka dhacay ciyaart orod ah oo 400 Mitir ah taasoo qayb ka ahayd Munansabada waxaana ku guulaystay Axmed Maxamuud oo kooxda Heegan ka socday .

Madawaynaha dalka Xasan Shiikh Maxamuud oo wajigisa farxad ka muuqatay ayaa tuuray gool ku laad oo isago dhaliyay  waxuuna koobki munaasabda gudoonsiiyay kabtanka kooxda Jeenyo Axmed Tahliil.

Madaxwaynaha   dalka  ayay booqashadiisa  garoonka  Banaadir  u ahayd marki labaad u yimaado tan markii xilkan loo doortay 2012 ayaa shahaado sharaf ka gudoomay guddoomiyaha Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadad cagta Cabdiqani Saciid Carab.

 

IMG_6347IMG_6354IMG_6363IMG_6374

IMG_2807IMG_2820IMG_2831IMG_2835IMG_2836IMG_2845IMG_2850IMG_2890IMG_2894IMG_2901IMG_2917IMG_2740IMG_2754IMG_2757IMG_2760IMG_2764IMG_2770IMG_2772IMG_2775IMG_2781IMG_2816

IMG_2928IMG_2929IMG_2952IMG_2954IMG_2964IMG_2966IMG_2967IMG_2968IMG_2974IMG_2975IMG_2979IMG_2982IMG_3010IMG_3013IMG_3026IMG_3029IMG_3034IMG_3036IMG_3038IMG_3039IMG_3044IMG_3045IMG_3052IMG_3054IMG_3057IMG_3060IMG_3062IMG_3066IMG_3071IMG_6406

IMG_2807IMG_2820IMG_2831IMG_2835

IMG_2845IMG_2850IMG_2890IMG_2894IMG_2917IMG_2928IMG_2929IMG_2952IMG_2954IMG_2964IMG_2966IMG_2967IMG_2968IMG_2974IMG_2979

IMG_2982IMG_3010IMG_3013IMG_3026IMG_3029IMG_3034IMG_3036IMG_3038IMG_3039IMG_3044

IMG_6620IMG_6621IMG_6624IMG_3071IMG_3066

IMG_3067

 

 

IMG_3062IMG_3060IMG_3057IMG_3054IMG_3052

Previous Post

Daawo;Sawiradda Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Madaxda Maamul Goboleedyada Qaar oo Booqday Tuulada Gidheys

Next Post

Uganda oo bilaabi doonto dhegeysiga dacwadii Alshabaabkii geystay qaraxyaddii Kampala

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiga Sare oo Si Rasmi ah uga Bilaabmay Soomaaliya
Warar

Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiga Sare oo Si Rasmi ah uga Bilaabmay Soomaaliya

June 14, 2025
Iran oo Sheegtay Inay Gacanta Ku Dhigtay Dukumeenti Nukliyeer ah oo Israel Leedahay
Warar

Iran oo Sheegtay Inay Gacanta Ku Dhigtay Dukumeenti Nukliyeer ah oo Israel Leedahay

June 14, 2025
Weerar Gantaallo ah oo Iran Fulisay oo Sababay Dhaawaca Dad Badan gudaha Israa’iil
Warar

Weerar Gantaallo ah oo Iran Fulisay oo Sababay Dhaawaca Dad Badan gudaha Israa’iil

June 14, 2025
Dowladda Soomaaliya iyo AFRICOM oo duqeymo cirka ah ku beegsaday ISIS-Somalia
Warar

13 Xubnood oo Al-Shabaab Ka Tirsanaa oo Lagu Dilay Howlgal Ka Dhacay Gobolka Shabeellaha Dhexe

June 12, 2025
Garsoore Cabdulqawi Axmed Yuusuf oo Iska Casilaya Xubinnimada Maxkamadda Caddaaladda Adduunka (ICJ)
Warar

Garsoore Cabdulqawi Axmed Yuusuf oo Iska Casilaya Xubinnimada Maxkamadda Caddaaladda Adduunka (ICJ)

June 12, 2025
Wasiirka Caddaaladda Puntland oo Eedeyn Kulul U Jeediyay Dowladda Federaalka Soomaaliya
Warar

Wasiirka Caddaaladda Puntland oo Eedeyn Kulul U Jeediyay Dowladda Federaalka Soomaaliya

June 11, 2025
Next Post

Uganda oo bilaabi doonto dhegeysiga dacwadii Alshabaabkii geystay qaraxyaddii Kampala

President Hassan Sheikh Officially Appoints Mahad Salad as New NISA Chief Amid Renewed Focus on National Security

President Hassan Sheikh Officially Appoints Mahad Salad as New NISA Chief Amid Renewed Focus on National Security

by Gesey Liban
June 14, 2025
0

President of the Federal Republic of Somalia, H.E. Hassan Sheikh Mohamud, has formally transferred leadership of the National Intelligence and...

Foreign-Sponsored Disinformation Drive Targets Somali Government’s Participation in International Conference

Foreign-Sponsored Disinformation Drive Targets Somali Government’s Participation in International Conference

by Gesey Liban
June 14, 2025
0

A coordinated disinformation campaign aimed at undermining the Federal Government of Somalia has been exposed following a series of online...

Mahad Salaad Returns: Somalia’s Spy Chief Reclaims Post Amid High-Stakes Security Challenges

Mahad Salaad Returns: Somalia’s Spy Chief Reclaims Post Amid High-Stakes Security Challenges

by Gesey Liban
June 14, 2025
0

Mogadishu — The corridors of power in Mogadishu are shifting once again, as Mahad Maxamed Salaad is officially set to...

Iran Claims Possession of Israel’s Nuclear Secrets After Major Intelligence Operation

Iran Claims Possession of Israel’s Nuclear Secrets After Major Intelligence Operation

by Gesey Liban
June 14, 2025
0

Tehran — In a chilling revelation that could shift the delicate balance of power in the Middle East, Iranian state...

President Hassan Sheikh Officially Appoints Mahad Salad as New NISA Chief Amid Renewed Focus on National Security
English News

President Hassan Sheikh Officially Appoints Mahad Salad as New NISA Chief Amid Renewed Focus on National Security

June 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Foreign-Sponsored Disinformation Drive Targets Somali Government’s Participation in International Conference
English News

Foreign-Sponsored Disinformation Drive Targets Somali Government’s Participation in International Conference

June 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Mahad Salaad Returns: Somalia’s Spy Chief Reclaims Post Amid High-Stakes Security Challenges
English News

Mahad Salaad Returns: Somalia’s Spy Chief Reclaims Post Amid High-Stakes Security Challenges

June 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Iran Claims Possession of Israel’s Nuclear Secrets After Major Intelligence Operation
English News

Iran Claims Possession of Israel’s Nuclear Secrets After Major Intelligence Operation

June 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiga Sare oo Si Rasmi ah uga Bilaabmay Soomaaliya
Warar

Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiga Sare oo Si Rasmi ah uga Bilaabmay Soomaaliya

June 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Iran oo Sheegtay Inay Gacanta Ku Dhigtay Dukumeenti Nukliyeer ah oo Israel Leedahay
Warar

Iran oo Sheegtay Inay Gacanta Ku Dhigtay Dukumeenti Nukliyeer ah oo Israel Leedahay

June 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • President Hassan Sheikh Officially Appoints Mahad Salad as New NISA Chief Amid Renewed Focus on National Security
  • Foreign-Sponsored Disinformation Drive Targets Somali Government’s Participation in International Conference
  • Mahad Salaad Returns: Somalia’s Spy Chief Reclaims Post Amid High-Stakes Security Challenges
  • Iran Claims Possession of Israel’s Nuclear Secrets After Major Intelligence Operation

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00