HomeWararXasan Sheekh oo kulan la qaatay Wakiilka QM ee Soomaaliya

Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Wakiilka QM ee Soomaaliya

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Ergayga Qaramada Midoobay ee u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya ee James Swan. Kulanka dhexmaray Xasan Sheekh iyo Ergayga Qaramada Midoobay ayaa waxaa looga hadlay Arrimo kala duwan, waxaana kamid ahaa xaaladihii ugu dambeeyay siyaasadda dalka iyo arrimo kale. Sidoo kale inta uu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Ergayga Qaramada Midoobay ee u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya ee James Swan.

Kulanka dhexmaray Xasan Sheekh iyo Ergayga Qaramada Midoobay ayaa waxaa looga hadlay Arrimo kala duwan, waxaana kamid ahaa xaaladihii ugu dambeeyay siyaasadda dalka iyo arrimo kale.

- Advertisement -

Sidoo kale inta uu kulan socday ayaa Madaxweynihii hore ee Soomaaliya iyo James Swan ayaa waxaa ay isla soo hadal qaadeen sida uu muhiimka u yahay wadahadal siyaasadeed oo ku dhisan wada-oggol xilli ay Soomaaliya isku diyaarineyso doorashada 2020/2021.

Xasan Sheekh Maxamuud ayaa James Swan uga mahadceliyay howlaha shaqo ee uu dalka ka wado iyo taageerada dowladda Mareykanka ay siiso dowladda Federaalka Soomaaliya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts