HomeCaalamkaXaaskii Jamaal Khashoggi oo laashay casuumaad uu Trump u fidiyey

Xaaskii Jamaal Khashoggi oo laashay casuumaad uu Trump u fidiyey

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Xaaskii Jamaal Khashoggi oo laashay casuumaad uu Trump u fidiyey Hatice Cengiz waxay hadalkaasi ku sheegay Wareysi ay maanta siisay Telefishinka Turkiga ee Haberturk. Wareysigooda oo ahaa kii ugu horeeyey tan iyo markii saygeeda la dilay bishan October 2-dii, waxay xustay inaysan aqbali doonin caduumaada uu u fidiyey Donald Trump, ilaa ay Maraykanka daacad ka […]

- Advertisement -
Xaaskii Jamaal Khashoggi oo laashay casuumaad uu Trump u fidiyey
Hatice Cengiz waxay hadalkaasi ku sheegay Wareysi ay maanta siisay Telefishinka Turkiga ee Haberturk.
Wareysigooda oo ahaa kii ugu horeeyey tan iyo markii saygeeda la dilay bishan October 2-dii, waxay xustay inaysan aqbali doonin caduumaada uu u fidiyey Donald Trump, ilaa ay Maraykanka daacad ka noqonayaan dadaalka baaritaanka ee dilka saygeeda, Jamaal Khashoggi.
Dhinaca kale, mar wax laga weydiiyey inay Dowladda Sacuudiga la soo xiriireen waxay sheegay inaysan la soo xiriirin, waxayna carrabka ku dhuftay inaysan Sacuudiga tegi
doonin haddii maydka Jamaal Khashoggi lagu aasayo Sacuudiga.
Hatice Cengiz waxay ilmeysiisay inta ay la hadlaysay Telefishinka, kadib, markii wax laga weydiiyey markii uu saygeeda galay dhismaha Qunsulliyada Sacuudiga ee magaalladda Istanbul.
Waxay sheegtay inuusan saygeeda wax shaki ah ka qabin in lagu dhibaateeyo Qunsulliyada lagu dhex dilay.
Ugu dambayn waxay ku baaqday in Baaritaan Caalami ah lagu sameeyo qaabkii loo dilay Jamaal Khashoggi
Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts