Xogo faahfaahsan ah ayaa ka soo baxaya Qarax Gaari oo gaabta ka dhacay xaafada Afasiyooni ee degmada Waaberi
Qaraxa oo sida la sheegay ah miino nuuca gawaarida lagu xiray ayaa Gaarigiisa loogu xiray sarkaal Boolis ah, kaasi oo ka shaqeeya Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho,
.
Maamulka degmada Waaberi iyo Ciidamada ammaanka ayaa waxa ay gaareen goobta uu Qaraxa ka dhacay, waxaana ay halkaasi ka sameeyeen baaritaano, ku aadan Qaraxa dhacay iyo Howlgallo amni xaqiijin ah.
Wa Qaraxi labaad oo Muqdisho ka diaco wax ka yar 24 saac .