HomeWararXaaf oo War kasoo saaray Magacaabista Guddiga farsamada dhismaha Galmudug

Xaaf oo War kasoo saaray Magacaabista Guddiga farsamada dhismaha Galmudug

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Kadib markii Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka Soomaaliya xalay ay ku dhawaaqday Guddiga farsamada maamul dhisidda Galmudug  ayaa waxaa arrintaasi War ka soo saaray Madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday  ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf. War-saxaafadeed ka baxay Xafiiska Madaxweyne Xaaf ayaa waxaa lagu soo dhaweeyay Magacaabista Guddiga farsamada maamul dhisidda Galmudug,kuwaasi oo ka shaqeyn doona dhismaha Galmudug […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kadib markii Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka Soomaaliya xalay ay ku dhawaaqday Guddiga farsamada maamul dhisidda Galmudug  ayaa waxaa arrintaasi War ka soo saaray Madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday  ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf.

War-saxaafadeed ka baxay Xafiiska Madaxweyne Xaaf ayaa waxaa lagu soo dhaweeyay Magacaabista Guddiga farsamada maamul dhisidda Galmudug,kuwaasi oo ka shaqeyn doona dhismaha Galmudug mideysan oo loo dhan yahay.

- Advertisement -

Sidoo kale Madaxweyne Xaaf ayaa sheegay in dhismaha guddiga ay maamul ahaan kala qayb qaateen Wasaaradda,isla markaana ay kala sii shaqeyn doonaan howlaha harsan inta maamul dhameyatiran oo loo dhan yahay looga dhisayo Galmudug.

Ugu dambeyntii Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa dhammaan shacabka reer Galmudug ugu baaqay inay ka qeyb noqdaan dhameystirka Galmudug mid ah.

Hoos ka Akhriso War-saxaafadeedka Madaxweyne Xaaf.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts