• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Sunday, May 18, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Xaaf oo Baaq kasoo saaray dagaal beeleed Khasaaro geystay

Bilan Media by Bilan Media
May 6, 2020
in Warar, Wararka Idaacadda, XULKA WARARKA
Reading Time: 2 mins read
A A
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Madaxweynihiii hore ee Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa ka hadlay dagaal beeleed maalin kahor ka dhacay deegaanka Qalanqal ee Duleedka Magaalada Dhuusamareeb.

War qoraal ah oo uu soo saaray Xaaf ayuu sheegay in wax aad looga xumaado ay tahay, iyadoo lagu jiro Bisha barakeysan ee Ramadaan in dad walaalo ah uu dhexmaro dagaal dhiig ku daatay.

Sidoo kale Xaaf ayaa ku baaqay in si Deg deg ah loo joojiyo dagaalkii ka dhacay deegaanka Qalanqal, kaasi oo u dhexeeyay laba Maleeshiyo beeleed oo halkaas wada-dega.

Hoos ka Akhriso Qoraal dheer oo uu soo saaray Axmed Ducaale Geelle Xaaf.

Waxaan baaq u dirayaa beelaha walaalaha ah ee ku diriraya Deegaanka Qalanqal ee Gobolka Galgaduud ma ahan wax laga aamusi karo in xiligan dib usoo cusbaadan dagaalo soleeye waxa diriraya waa dad walaalo ah oo is dhalay islana dhashay.

Aad baan uga xumahay in iyadoo la sooman yahay dhiig daaato aqligu ha shaqeeyo oo nabada hala raadiyo (Nabad baa na deeqda).

Waa in sida ugu dhaqsiyaha badan xal looga gaara dhamaan falalka nuucaas ah nama qabato in aan xiligan dib u laabano waa in aan hore u soconaa oo aan hormarka deegaanka ka shaqeyna marna suuragal ma ahan in wiilasheena micno-darro inooga dhintaan.

Waxaan sidoo kale odayaasha iyo Madaxda Galmudugba ugu baaqayaa in si dhaqso ah ugu howlagalaan dajinta colaadahaas.

Waxaa kale dhibaatooyin  yaryar ka jiraan deegaano hoos tagay Degmada Gaalkacyo oo dhoor habeen kahor dad maato ah halkaas lagu laayay dadka falalkaas wada waa in ay ka waantoobaan Dowladana waxaan ugu baaqaya in ay si dagdag ah wax uga qabato.

Ugu dambeyn waxaan tacsi u dirayaa intii dhimatay waxaana alle uga baryayaa in uu naxariistii jano ka waraabiyo.

Previous Post

Dhageyso;- Barnamijka Wareegga Wararka 24-Ka Saac Ee Radio Dalsan

Next Post

Wasiir ka tirsan Maamulka Jubbaland oo geeriyooday

Bilan Media

Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Related Posts

Dagaal Culus oo Maalintii Labaad Ka Socda Gobolka Shabeellaha Dhexe
Warar

Dagaal Culus oo Maalintii Labaad Ka Socda Gobolka Shabeellaha Dhexe

May 18, 2025
Dhalinyaro Ku Biiri Lahaa Ciidamada DF oo Lagu Qarxiyay Xerada Damaanyo
Warar

Dhalinyaro Ku Biiri Lahaa Ciidamada DF oo Lagu Qarxiyay Xerada Damaanyo

May 18, 2025
Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Maalinta Aqbalaadda Caalamiga ah si loo Dhiirrigeliyo Ka-qaybgalka Dhijitaalka ee loo dhan yahay
Warar

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Maalinta Aqbalaadda Caalamiga ah si loo Dhiirrigeliyo Ka-qaybgalka Dhijitaalka ee loo dhan yahay

May 17, 2025
Xasan Sheekh oo Khudbad Ka Jeediyay Shirka Jaamacadda Carabta ee Baqdaad
Warar

Xasan Sheekh oo Khudbad Ka Jeediyay Shirka Jaamacadda Carabta ee Baqdaad

May 17, 2025
Xal u Helidda Qaza oo Qodob Muhiim ah ka ah Shirka Jaamacadda Carabta oo ay somaliya ka qeyb galeyso
Caalamka

Xal u Helidda Qaza oo Qodob Muhiim ah ka ah Shirka Jaamacadda Carabta oo ay somaliya ka qeyb galeyso

May 17, 2025
Ciidamada Xoogga iyo Daraawiishta K/Galbeed oo Howlgal Ka Fuliyay Baraawe Duleedkeeda
Warar

Ciidamada Xoogga iyo Daraawiishta K/Galbeed oo Howlgal Ka Fuliyay Baraawe Duleedkeeda

May 17, 2025
Next Post

Wasiir ka tirsan Maamulka Jubbaland oo geeriyooday

Dagaal Culus oo Maalintii Labaad Ka Socda Gobolka Shabeellaha Dhexe

Dagaal Culus oo Maalintii Labaad Ka Socda Gobolka Shabeellaha Dhexe

by Ilhaan
May 18, 2025
0

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo garab ka helaya kuwa deegaanka ayaa saaka weerar qorsheysan ku qaaday fariisimo ay  Al-Shabaab ku...

Suicide Bombing Targets Army Recruitment Center in Mogadishu: Multiple Casualties Reported

Suicide Bombing Targets Army Recruitment Center in Mogadishu: Multiple Casualties Reported

by Liban
May 18, 2025
0

MOGADISHU – A suicide bomber struck a military recruitment center in Damaanyo, Mogadishu, on Saturday morning, targeting scores of young...

Dhalinyaro Ku Biiri Lahaa Ciidamada DF oo Lagu Qarxiyay Xerada Damaanyo

Dhalinyaro Ku Biiri Lahaa Ciidamada DF oo Lagu Qarxiyay Xerada Damaanyo

by Ilhaan
May 18, 2025
0

Qof isa soo miidaamiyay ayaa maanta isku qarxiyay xerada Damaanyo ee magaalada Muqdisho, xilli halkaasi ay ka socotay diiwaangelinta dhalinyaro...

Hamas Confirms New Round of Talks with Israel Has Begun

Hamas Confirms New Round of Talks with Israel Has Begun

by Liban
May 18, 2025
0

Doha, Qatar – Hamas has confirmed that a new round of negotiations with Israel aimed at ending the war in...

Dagaal Culus oo Maalintii Labaad Ka Socda Gobolka Shabeellaha Dhexe
Warar

Dagaal Culus oo Maalintii Labaad Ka Socda Gobolka Shabeellaha Dhexe

May 18, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Suicide Bombing Targets Army Recruitment Center in Mogadishu: Multiple Casualties Reported
English News

Suicide Bombing Targets Army Recruitment Center in Mogadishu: Multiple Casualties Reported

May 18, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Dhalinyaro Ku Biiri Lahaa Ciidamada DF oo Lagu Qarxiyay Xerada Damaanyo
Warar

Dhalinyaro Ku Biiri Lahaa Ciidamada DF oo Lagu Qarxiyay Xerada Damaanyo

May 18, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Hamas Confirms New Round of Talks with Israel Has Begun
English News

Hamas Confirms New Round of Talks with Israel Has Begun

May 18, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia and Iraq Forge Closer Defence Ties in High-Level Meeting in Baghdad
English News

Somalia and Iraq Forge Closer Defence Ties in High-Level Meeting in Baghdad

May 18, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Trump Says He Will Call Putin – What Will They Discuss?
English News

Trump Says He Will Call Putin – What Will They Discuss?

May 18, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Dagaal Culus oo Maalintii Labaad Ka Socda Gobolka Shabeellaha Dhexe
  • Suicide Bombing Targets Army Recruitment Center in Mogadishu: Multiple Casualties Reported
  • Dhalinyaro Ku Biiri Lahaa Ciidamada DF oo Lagu Qarxiyay Xerada Damaanyo
  • Hamas Confirms New Round of Talks with Israel Has Begun

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00