Wejigii ugu horeeyay ee Gurmadka Baladweyne oo lasoo Geba-gabeeyay

Wasaaradda gargaarka iyo maareynta musiibooyinka Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in lasoo gabagabeeyay wejiga koowaad ee gurmadka waxyeelladii ka dhalatay fatahaadda Webiga Shabeelle ee mara Baladweyne.

War bixin ay soo saartay Wasaaradda gargaarka Soomaaliya ayaa lagu soo bandhigay xogta gurmadka fatahaadda Webiga Shabeelle ee mara Magaalada Baladweyne intii u dhexeysay 28-kii Oktoobar illaa 15 Novembar ee Sanadkan 2019-ka.

Hoos ka Akhriso warbixinta ay soo saartay Wasaaradda gargaarka iyo maareynta musiibooyinka.

Gurmad-Baladweyne-Wajiga-1aad-1

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media