HomeWararWeerar xaga cirka ah oo lagu dilay xubno ka tirsan Al-Shabaab 

Weerar xaga cirka ah oo lagu dilay xubno ka tirsan Al-Shabaab 

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Maamulka gobolka Shabeellada Hoose ee Soomaaliya ayaa sheegay in dhawr iyo toban ka tirsan dagaalyahannada Al-Shabaab lagu dilay weerar xaga cirka ah oo lagu qaaday deegaanno ka tirsan gobolka. Weerarka oo ay fuliyeen diyaaradaha qumaatiga u kaca ee ciidamada Ugandha ee qaybta ka ah hawlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa beegsaday kolonyo gaadiid ah oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maamulka gobolka Shabeellada Hoose ee Soomaaliya ayaa sheegay in dhawr iyo toban ka tirsan dagaalyahannada Al-Shabaab lagu dilay weerar xaga cirka ah oo lagu qaaday deegaanno ka tirsan gobolka.

Weerarka oo ay fuliyeen diyaaradaha qumaatiga u kaca ee ciidamada Ugandha ee qaybta ka ah hawlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa beegsaday kolonyo gaadiid ah oo ay wateen Al-Shabaab iyo goob ay doonayeen inay weerarro ka soo qaadaan, sida uu sheegay Maamulka Golbolkaasi.

 Guddoomiyaha gobolkaasi Cabdiqaadir Maxamad Nuur Siidii, oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ay duqeeyeen Ciidanka AMISOM gaadiid dagaal oo ay Al-shabaab leeyihiin, waxaana uu intaas ku daray in howlgalkaasi ay si gaar ah uga fuliyeen inta u dhexeysa degaanada Tawakal iyo Kali-Aseyle.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts