HomeWararWeerar Bambaano oo Caawa ka dhacay Magaalada Muqdisho

Weerar Bambaano oo Caawa ka dhacay Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Kooxo hubeysan ayaa Caawa weerar loo adeegsaday Bam Gacmeed waxaa ay ku weerareen fariisimo Ciidamada dowladda ay ku leeyihiin agagaarka Xerada Jenaraal Gordan ee Magaalada Muqdisho. Weerarkaas ayaa waxaa ka dhashay Khasaaro kala duwan oo soo gaaray Ciidamo ku sugnaa Xarunta weerarka lagu qaaday oo ku taalla Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir. Dad goobjoogayaal ah […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kooxo hubeysan ayaa Caawa weerar loo adeegsaday Bam Gacmeed waxaa ay ku weerareen fariisimo Ciidamada dowladda ay ku leeyihiin agagaarka Xerada Jenaraal Gordan ee Magaalada Muqdisho.

Weerarkaas ayaa waxaa ka dhashay Khasaaro kala duwan oo soo gaaray Ciidamo ku sugnaa Xarunta weerarka lagu qaaday oo ku taalla Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir.

- Advertisement -

Dad goobjoogayaal ah oo la hadlay Idaacada Dalsan ee Magaalada Muqdisho ayaa u sheegay in qaraxa,kadib la maqlay rasaas xoogan oo ay rideen Ciidamo ilaalo ka ahaa Xarunta.

Warar qaar oo aan helnay ayaa sheegaya in weerarkaas ay ku dhaawacmeen 5 askari oo ka tirsan Ciidankii halkaasu ku sugnaa,isla markaana waxaa loo qaaday goobaha Caafimaadka ee Magaalada si xaaladooda caafimaad loogu dabiibo.

Kooxihii hubeysnaa ayaa goobta si deg deg ah uga baxsaday,kadib markii ay falkaasi fuliyeen,welina ma jiro wax war ah oo ka soo baxay laamaha amniga dowladda.

- Advertisement -

Magaalada Muqdisho ayaa maalmihii dambe waxaa ka dhacayay qaraxyo iyo dilal qorsheysan,iyadoona ay xusid mudan tahay in amniga Caasimadda aad loo adkeeyay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts