Wasiiro ka tirsan Somaliland oo laga helay Coronavirus

Xubno ka tirsan golaha wasiirada ee Soomaaliland ayaa laga helay xanuunka addunka faraha ba’an ku haya ee Covid 19 sida ay xaqiijisay wasaaradda caagimaafka ee Soomaaliland.

Qoraal lagu faabacay wasaaradda caafimaadka Boggeeda ayaa lagu sheegay in laba Wasiir laga helay xanuunkaa isla markaana la karantiilay inkasta oo ay jiraan wasikro kale oo laga baaray lagana waayay.

Wasiirka maaliyadda Soomaaliland ayaa battiisa twwterka ku daabacay in xanuunka laga helay haatana xaaladiisa caafimaad ay wanaahsantahah.

Tirada dadka uu soo ridanayo xanuunka Covid 19 ee deegaanada Soomaaliland ayaa u muuqara mid sii kordhaysa iyada oo jiraan guddiyo loo saaray xakamaynyiisa.

 

 

Comments
Loading...