HomeWararWasiirka Caddaaladda oo kulan la qaatay Guddiga Caddaaladda, Garsoorka & Arrimaha Diinta

Wasiirka Caddaaladda oo kulan la qaatay Guddiga Caddaaladda, Garsoorka & Arrimaha Diinta

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Wasaiirka Wasaradda Caddaaladda Cabdulqadir Maxamed Nuur ayaa kulan la qaatay Guddiga Caddaaladda, Garsoorka & Arrimaha Diinta ee Golahah Shacabla BFS xalay, Waxaa sidoo kale kulanka goobjoog ka ahaa mas’uuliyeen kale duwan sida Wasiirka Wasaaradda Haweenka & Xuquuqul Insaanka Marwo, Xaniifa Maxamed Ibrahim, Ku-simaha Guddoomiyaha Maxkamadda Saree ee dalka, Garyaqaanka Guud, iyo hawlwadeenada wasaaradda. Kulanka ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasaiirka Wasaradda Caddaaladda Cabdulqadir Maxamed Nuur ayaa kulan la qaatay Guddiga Caddaaladda, Garsoorka & Arrimaha Diinta ee Golahah Shacabla BFS xalay, Waxaa sidoo kale kulanka goobjoog ka ahaa mas’uuliyeen kale duwan sida Wasiirka Wasaaradda Haweenka & Xuquuqul Insaanka Marwo, Xaniifa Maxamed Ibrahim, Ku-simaha Guddoomiyaha Maxkamadda Saree ee dalka, Garyaqaanka Guud, iyo hawlwadeenada wasaaradda.

Kulanka ayaa looga mahad-celinayey Guddiga Caddaaladda, Garsoorka  iyo Arrimaha Diinta ee Golaha Shacabka, Garyaqaanka Guud ee dalka sidii wanaagsaneyd ay ugala shaqeeyeen wasaaradda ansixinta Sharciyada iyo  Guddiyada Madaxabannaan ee dalka.

- Advertisement -

Waxaa khudabdo ka jeediyey Guddoomiyaha Guddiga Caddaaladda iyo Arrimaha Diinta ee Golaha Shacabka Xilidhibaan, Shariif Sheekhunaa Maye oo ka warbxiyey hawlaha muhiimka u ah dowladnimada Soomaaliya  oo ay kala shaqeeyeen wasaaraddda isagoo ballan-qaaday in ay sii wadi doonaan ka shaqeynta danaha dalka. Waxaa sidoo kale bogaadiyey tallaabadan Garyaqaanka Guud iyo Ku-simaha Maxakamadda Sare ee dalka.

Waxaa kulanka soo gunaanaday khudbaddii Wasiirka oo ay isugu jirtay mahadcelin, dhiiragelin iyo dardargelin hawlaha horyaalla wasaaradda. Wasiirka ayaa si diiran ugu mahad-celieyey guddiga, garyaqaanka guud iyo hawlwadeenada wasaaradda.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts