HomeWararWasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo gaaray Dalka Marooko

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo gaaray Dalka Marooko

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Wasiirka arimaha dibadda iyo iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya md: Axmed Ciise Cawad iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa  booqsho rasmi ah ku tagay dalka marooko,Booqashadan oo qaadan doonta muddo laba maalmood ah waxaa  wasiir Cawad ku wehlinaya xubno diblomaasiyiin ah oo heerkoodu sareeyo, Wafdiga ka socda dowladda Soomaaliya mudada ay joogaan dalka Marooko,waxay wadahadallo laba […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka arimaha dibadda iyo iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya md: Axmed Ciise Cawad iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa  booqsho rasmi ah ku tagay dalka marooko,Booqashadan oo qaadan doonta muddo laba maalmood ah waxaa  wasiir Cawad ku wehlinaya xubno diblomaasiyiin ah oo heerkoodu sareeyo,

Wafdiga ka socda dowladda Soomaaliya mudada ay joogaan dalka Marooko,waxay wadahadallo laba geesood ah  la yeelan doonaan masuuliyiinta kala duwan dalkaasi ka tirsan.

- Advertisement -

Wasiirka arimaha dibadda ee Marooko Nasser Bourita wuxuu dhankiisa sheegay in labada dal ka wada hadlayaan xoojinta xiriirka laba dal ee soo jireenka aha iyo qaabkii loo sii horumarin lahaa,dhidibadana loogu aasi lahaa iskaashi dhinacyo badan  leh oo u adeeggaya danaha labada dal ee walaalaha ah.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts