• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Wednesday, September 17, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Amiirka Kuwait u gudbiyay fariin uu ka siday Madaxweynaha Jamhuuriyadda .

Dalsan Editor by Dalsan Editor
March 14, 2016
in Warar
Reading Time: 3 mins read
A A
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Kuwait, March 14, 2016 – Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Dr. Abdusalam Hadliye Omer ayaa socdaal shaqo ku jooga dalka Kuwait kadib casuumaad rasmi ah oo uu ka helay dhiggiisa H.E Sheikh Sabah Khaled Al-Hamad Al-Sabah.

Kadib imaanshihiisa Caasimadda Kuwait , waxaa si toosa Wasiirka loogu gudbiyay madaxtooyada dalkaas, halkaasi oo uu kula kulmay Amiirka dowladda Kuwait H.H. Sheikh Sabah Al-Ahmad Al-Jaber Al-Sabah, waxaana  wasiirku uu u gudbiyay Amiirka dalka Kuwait dhambaal uu ka siday Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E Hassan Sheikh Mohamud,  ka dibna wasiirka waxa uu ka  mahad celiyay siday Kuwait u garab istaagtay Soomaaliya duruufihii adkaa ee ay soo martay,  wuxuuna sheegay Amiirku in uu dalka Kuwait uu diyaar u yahay in uu soomaaliya wax kasta u qabto oo garab istaag ah .

Wasiir Hadliye ayaa la kulmay  Ra’isul Wasaaraha dalka Kuwait H.H. Sheikh Jaber Al-Mubarak Al-Hamad Al-Sabah, waxa uuna gaarsiiyay salaan uu ka siday Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya H.E. Omar Abdirashid Ali Sharmarke, isagoo bogaadiyay kaalinta Kuwait ay ka qaadatay Arrimaha Soomaaliya  .

Kulamadaasi kadib , Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa uu kulan gaar ah la yeeshay Ra’iisul wasaare kuxigeenka koowaad ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda Kuwait H.E. Sheikh Sabah Khalid Al-Hamad Al-Sabah,waxaana lagu soo dhoweeyay si maqaam sare leh, waxaana kulankaasi looga wada hadlay dib u furidda Safaaraddii Kuwait ay ku laheyd caasimadda Muqdisho,Shirka Waxabarashada Soomaaliya ee ay martigelineyso dowladda Kuwait, ka howlgelinta Sanduuqa Maalgashiga Kuwait gudaha dalka Soomaaliya , in la is weydaarsado booqashooyin heer Wasiir ah, in ganacsatada Kuwait ay maalgeshi ku sameeyaan dalka Soomaaliya, isdhaafsiga khibradaha labada dal iyo in la dhiso guddi heer Wasiir ah oo labada dal u dhaxeeya .

Kulamadan ayaa waxa ay ku idlaadeen jawi guul iyo isafgarad leh.

kuwait3 kuwait 2

©Radio Dalsan

Previous Post

Dhageyso: warka duhurnimo ee radio Dalsan

Next Post

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Danjiraha Australia ka guddoomay Waraaqihiisa Aqoonsiga

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Western Union Waxay Adeegyadeeda Xawilaadda Lacagaha Gaarsiineysaa Soomaaliya iyo Somaliland
Warar

Western Union Waxay Adeegyadeeda Xawilaadda Lacagaha Gaarsiineysaa Soomaaliya iyo Somaliland

September 16, 2025
R/Wasare Xamsa oo Kormeeray Garoonka diyaaradaha, Amarna ku Bixiyay Hagaajinta Adeegyada
Warar

R/Wasare Xamsa oo Kormeeray Garoonka diyaaradaha, Amarna ku Bixiyay Hagaajinta Adeegyada

September 16, 2025
“Maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya oo Shaaciyay Liiska 83 Xildhibaan Cusub”
Warar

Maamulka Waqooyi Bari oo cambaareysay duqeyntii lagu dilay Caaqil Cumar

September 16, 2025
Israa’iil oo Kordhisay Duqeymaha Gaza
Caalamka

Israa’iil oo Kordhisay Duqeymaha Gaza

September 16, 2025
War-murtiyeed adag oo laga soo saaray shirkii Carabta iyo islaamka
Caalamka

War-murtiyeed adag oo laga soo saaray shirkii Carabta iyo islaamka

September 16, 2025
“Xasan Sheekh oo Shirkii islaamka-Carabta ku soo bandhigay mowqifka Soomaaliya ee ka dhan ah xadgudubyada Yuhuudda”
Warar

“Xasan Sheekh oo Shirkii islaamka-Carabta ku soo bandhigay mowqifka Soomaaliya ee ka dhan ah xadgudubyada Yuhuudda”

September 15, 2025
Next Post

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Danjiraha Australia ka guddoomay Waraaqihiisa Aqoonsiga

Western Union Waxay Adeegyadeeda Xawilaadda Lacagaha Gaarsiineysaa Soomaaliya iyo Somaliland

Western Union Waxay Adeegyadeeda Xawilaadda Lacagaha Gaarsiineysaa Soomaaliya iyo Somaliland

by Radio Dalsan
September 16, 2025
0

MUQDISHO, 15 September, 2025 - Western Union waxay maanta ku dhawaaqday in ay xawilaadaheeda lacagaha ee caalamiga ah gaarsiineyso Soomaaliya...

R/Wasare Xamsa oo Kormeeray Garoonka diyaaradaha, Amarna ku Bixiyay Hagaajinta Adeegyada

R/Wasare Xamsa oo Kormeeray Garoonka diyaaradaha, Amarna ku Bixiyay Hagaajinta Adeegyada

by Ilhaan
September 16, 2025
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta kormeer ku tagay garoonka caalamiga ah ee Aadan Cadde ee magaalada...

“Maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya oo Shaaciyay Liiska 83 Xildhibaan Cusub”

Maamulka Waqooyi Bari oo cambaareysay duqeyntii lagu dilay Caaqil Cumar

by Ilhaan
September 16, 2025
0

Maamulka Waqooyi Bari ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehelada iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed kadib markii duqeyn ka...

Israa’iil oo Kordhisay Duqeymaha Gaza

Israa’iil oo Kordhisay Duqeymaha Gaza

by Ilhaan
September 16, 2025
0

Israa’iil ayaa xoojisay duqeymaha ka socda magaalada Gaza saacado un kadib markii Ra’iisul Wasaare Benjamin Netanyahu uu magaalada Quddus kulan...

Western Union Waxay Adeegyadeeda Xawilaadda Lacagaha Gaarsiineysaa Soomaaliya iyo Somaliland
Warar

Western Union Waxay Adeegyadeeda Xawilaadda Lacagaha Gaarsiineysaa Soomaaliya iyo Somaliland

September 16, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
R/Wasare Xamsa oo Kormeeray Garoonka diyaaradaha, Amarna ku Bixiyay Hagaajinta Adeegyada
Warar

R/Wasare Xamsa oo Kormeeray Garoonka diyaaradaha, Amarna ku Bixiyay Hagaajinta Adeegyada

September 16, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
“Maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya oo Shaaciyay Liiska 83 Xildhibaan Cusub”
Warar

Maamulka Waqooyi Bari oo cambaareysay duqeyntii lagu dilay Caaqil Cumar

September 16, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Israa’iil oo Kordhisay Duqeymaha Gaza
Caalamka

Israa’iil oo Kordhisay Duqeymaha Gaza

September 16, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
War-murtiyeed adag oo laga soo saaray shirkii Carabta iyo islaamka
Caalamka

War-murtiyeed adag oo laga soo saaray shirkii Carabta iyo islaamka

September 16, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Arab and Islamic Summit Issues Strong Communiqué on Israeli Attack Against Qatar
English News

Arab and Islamic Summit Issues Strong Communiqué on Israeli Attack Against Qatar

September 16, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Western Union Waxay Adeegyadeeda Xawilaadda Lacagaha Gaarsiineysaa Soomaaliya iyo Somaliland
  • R/Wasare Xamsa oo Kormeeray Garoonka diyaaradaha, Amarna ku Bixiyay Hagaajinta Adeegyada
  • Maamulka Waqooyi Bari oo cambaareysay duqeyntii lagu dilay Caaqil Cumar
  • Israa’iil oo Kordhisay Duqeymaha Gaza

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00