Wasiiradda  ayaa la filayaa inay berrito Kulan ku yeeshaan Xarunta Dhexe ee Ururka Jaamacadda Carabta ee magaalladda Qaahira, kadib, markii ay Dowladda Sacuudiga codsatay Kulankaasi.
Wakaalladda Wararka Bariga dhexe ee MENAÂ ayaa sheegtay inay Wasiiradda ka wada hadli doonaan Falki iay Askarta Yuhuudda ku dileen 60 Falastiiniyiin ah meel ku dhow Xuduudka Marinka Qasa uu la wadaagto Yuhuudda
Wasiiradda Arrimaha Dibedda ee dalalka Craabta waxay kaloo ka wada arrinsan doonaan Go’aankii sharci-darrada ah ee Safaaradda Mraaykanka loogu soo wareejiyey magaalladda Barakaysan ee Quddus.
Dhinaca kale, Ergadda Joogtadda ee Ururka Jaamacadda Carabta ayaa iyagana maanta Kulan ka yeelanayaa Tacadiga lagu hayo Reer Falstiin iyo Safaaradda ay Maraykanka ja furteen magaalladda Quddus-ta La-haysto,.
Â