HomeWararWasiirada Gargaarka iyo Maaliyadda oo la kulmay Wafdi ka socday Hay’adda WFP

Wasiirada Gargaarka iyo Maaliyadda oo la kulmay Wafdi ka socday Hay’adda WFP

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wasiirla maaliyadda xukuumadda Fedraalka Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Bele iyo Wasiirka Gagaarka iyo maaraynta Musiibooyi Xamse Siciid Xamsa ayaa kulan gaar ah la qaatay wefdi ka socday hay’adda cunada Adduunka ee WFP kuwaas oo soo gaaray magaalada Muqdisho. Kulanka oo ka dhacay Xarunta Wasaaradda Maaliyadda ayaa looga hadlay arrimaha gargaarka ee Soomaaliya iyo sida hay’adda cunada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirla maaliyadda xukuumadda Fedraalka Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Bele iyo Wasiirka Gagaarka iyo maaraynta Musiibooyi Xamse Siciid Xamsa ayaa kulan gaar ah la qaatay wefdi ka socday hay’adda cunada Adduunka ee WFP kuwaas oo soo gaaray magaalada Muqdisho.

Kulanka oo ka dhacay Xarunta Wasaaradda Maaliyadda ayaa looga hadlay arrimaha gargaarka ee Soomaaliya iyo sida hay’adda cunada Adduunka ee WFP ay usii kordhin laheyd cawinaadda ay ka waddo Soomaaliya.

- Advertisement -

Qoraal Wasiirka maaliyadda C/raxmaan Ducaale Beyle uusoo dhigay bartiisa Facebook-ga ayuu ku sheegay in ay kulan khaas ah ay la qaateen u qeybsanaha Hey’adda Cunada Aduunka ee Soomaaliya (WFP) Mr Cesar Arroyo isla markaana uu ku wehlinayay Wasiirka Wasaaradda Gargaarka XFS Xamza Saciid Xamsa,iyaga oo ka wada hadalnay sidii loo dar-dar galin lahaa howlaha gargaarka ah ee WFP ay ka wado Soomaaliya.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts