• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Wednesday, October 22, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result

Wasiirada Arrimaha dibedda ee Kenya oo xil-ka-dhimis lagu sameeyey iyo Khilaaf soo kala dhex galay iyada iyo Uhuru Kenyatta

Dalsan Editor by Dalsan Editor
May 3, 2015
in Warar
Reading Time: 3 mins read
A A
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Madaxweynaha dalka Kenya, Uhuru Kenyatta ayaa ku amray Wasiirada Arrimaha dibedda ee dalkiisa, Amina Mohamed inay dib ugu soo laabato Nairobi, kadib, markii ay dalka Maraykanka ku joogtay booqasho ay kaga qeyb geli lahayd Shirweyne Caalami ah oo uu Madaxweyne Uhuru Kenyatta ka baaqday.

Wargeyska The Sunday Nation ee ka soo baxa magaalladda Nairobi ayaa maanta qoray inuu sii laba-lixaadsanayo Khilaafka Madaxweyne Uhuru Kenyatta kala dhexeeya Amina Mohamed oo ka soo jeeda Soomaalida Reer Kenya.

Ilo-wareedyo aya u sheegay Wargeyskaasi inuu Madaxweyne Uhuru ku amray  Amina Mohamed inay qalabkeeda ICT ku wareejiyo Dr. Fred Mariangi oo iyada ku wehliyey safarkii ay ku tegtay Maraykanka.

Wargeyska waxa uu qoray in amarka ay dib uga soo laabatay Maraykanka uu bixiyey Madaxa Hawlaha Rayidka Kenya, Joseph Kinyua.

Ilo-diplomaasiyadeed ayaa sheegay inay Amina Mohamed ka naxday go’aankaasi, kama soo qeyb gelin Shirarka uu Madaxweynaha ku qaabilayo Madaxda iyo Diplomaasiyiinta shisheeyaha ee booqasho sharafta ugu imaanayo.

Danjiraha Maraykanka u jooga Kenya, Robert F. Godec ayaa isaga soo baxay Kulan uu la yeelan lahaa Amina Mohamed, kadib, markii uu arkay inuu Dr. Fred Mariangi wakiil uga yahay Madaxweyne Kenyatta dhamaan shirarka.

Mas’uulkaasi sida KMG loogu dhiibay hawlihii Amina Mohamed ayaa la sheegay inuu Madaxweyne Uhuru Kenyatta ku wehliyey Kulamadda u la yeeshay Madaxweynaha dalka Rwanda, Paul Kigambe iyo Ra’isul-wasaarihii hore ee dalka Britain, Tony Blair oo booqasho ku tegay Nairobi.

Ilo dhinaca Diplomaasi ayaa sheegay in Dr. Fred Mariangi uga wakiil yahay  Madaxweyne Uhuru Kenyatta dhamaan arrimaha iyo isagoo si joogto ah Madaxweynaha u gudbiya Warbixinadda Maalinlaha.

Dhinaca kale,  mar uu Wargeyska Sunday Nation Telefoonka kula hadlay Amina Mohamed, waxay u sheegtay inay weli hayso xilka Wasiirka Arrimaha Dibedda.

Balse mar dambe oo ay farriin qoraal SMS u dirtay Wargeyska ayey ku sheegtay inuu geeriyooday qof ay ehel yihiin, taasina ay sababtay inay hawsha ka dhex muuqanin.

Warar uu Wargeysku helay ayaa sheegay in Khilaafka Uhuru Kenyatta iyo Amina Mohamed uu salku hayey hadal ay sheegtay markii ay joogtay dalka Maraykanka ee ahaa inay shan Qunsuliyad ka furan doonaan magaallooyinka Dallas, Boston, Minneapolis and Chicago ee dalkaasi

Xigasho:- Sunday Nation

Previous Post

QM iyo Maamulka Somaliland oo kulan ka yeeshay Qaxootiga ka soo cararayo dagaalladda dalka Yemen

Next Post

Tahriibayaasha oo lagu xiro shabaqyadda Xayawaanaadka ee Tripoli Zoo

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Lix Qof oo Lagu Xiray Rabshado Ka Dhacay Ireland
Caalamka

Lix Qof oo Lagu Xiray Rabshado Ka Dhacay Ireland

October 22, 2025
NISA oo sheegtay in 7 xubnood oo Al-Shabaab ah lagu dilay howlgal ka dhacay Hiiraan
Warar

NISA oo sheegtay in 7 xubnood oo Al-Shabaab ah lagu dilay howlgal ka dhacay Hiiraan

October 21, 2025
Galmudug oo Mamnuucday Soo Dejinta Gaadiidka Ciidamada ee Dekedda Hobyo
Warar

Galmudug oo Mamnuucday Soo Dejinta Gaadiidka Ciidamada ee Dekedda Hobyo

October 21, 2025
Golaha Shacabka oo si aqlabiyad leh u ansixiyey Heshiiska Aagga Ganacsiga Xorta ah ee Afrika
Warar

Golaha Shacabka oo si aqlabiyad leh u ansixiyey Heshiiska Aagga Ganacsiga Xorta ah ee Afrika

October 20, 2025
Wasaaradda Difaaca Afghanistan oo Pakistan ku eedeysay duqeymo cirka ah iyo ku xadgudub hawadeed
Caalamka

Wasaaradda Difaaca Afghanistan oo Pakistan ku eedeysay duqeymo cirka ah iyo ku xadgudub hawadeed

October 11, 2025
Aqoon-is-weydaarsiga Kormeerka Bille iyo Saddex-biloodle ka dhacay Baladweyn
Warar

Aqoon-is-weydaarsiga Kormeerka Bille iyo Saddex-biloodle ka dhacay Baladweyn

October 8, 2025
Next Post

Tahriibayaasha oo lagu xiro shabaqyadda Xayawaanaadka ee Tripoli Zoo

Somalia, Saudi Arabia in talks to strengthen transport and aviation ties

Somalia, Saudi Arabia in talks to strengthen transport and aviation ties

by Suleyman
October 22, 2025
0

Riyadh- Somalia and Saudi Arabia are exploring ways to boost bilateral cooperation in transport and aviation, including the introduction of direct...

Lix Qof oo Lagu Xiray Rabshado Ka Dhacay Ireland

Lix Qof oo Lagu Xiray Rabshado Ka Dhacay Ireland

by Ilhaan
October 22, 2025
0

Lix qof ayaa la xiray kadib markii dibadbaxayaal careysan ay weerareen booliiska magaalada Dublin ee dalka Ireland. Weerarka ayaa ka...

President Laftagar‍een I‌ns⁠p​ects Ongoin‍g Const​ruction of New President‌ial Pal⁠ace​ Buildings in South West State

President Laftagar‍een I‌ns⁠p​ects Ongoin‍g Const​ruction of New President‌ial Pal⁠ace​ Buildings in South West State

by Suleyman
October 22, 2025
0

Baidoa-The Pr‍esident of South West S‍tate of Somalia, Abdiaziz Has‌san Mohame‍d La‍fta⁠gareen, today c‌on‌d⁠uct⁠ed an inspection t‍our of t‌he ongo⁠ing...

Deput‌y P‍rime Minister con​ducts inspection visi‍t to key governmen​t Iinstitutions‍ in Mogadishu

Deput‌y P‍rime Minister con​ducts inspection visi‍t to key governmen​t Iinstitutions‍ in Mogadishu

by Suleyman
October 22, 2025
0

Mogadi‍shu-The Deputy‍ P‌ri‌me M‌inister of t⁠he Federal​ G‍overnment of Somalia,  Sa‍lah Ahmed Jama,  on Tuesday carried out an inspec​tion⁠ visit...

Somalia, Saudi Arabia in talks to strengthen transport and aviation ties
English News

Somalia, Saudi Arabia in talks to strengthen transport and aviation ties

October 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Lix Qof oo Lagu Xiray Rabshado Ka Dhacay Ireland
Caalamka

Lix Qof oo Lagu Xiray Rabshado Ka Dhacay Ireland

October 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
President Laftagar‍een I‌ns⁠p​ects Ongoin‍g Const​ruction of New President‌ial Pal⁠ace​ Buildings in South West State
English News

President Laftagar‍een I‌ns⁠p​ects Ongoin‍g Const​ruction of New President‌ial Pal⁠ace​ Buildings in South West State

October 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Deput‌y P‍rime Minister con​ducts inspection visi‍t to key governmen​t Iinstitutions‍ in Mogadishu
English News

Deput‌y P‍rime Minister con​ducts inspection visi‍t to key governmen​t Iinstitutions‍ in Mogadishu

October 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Soma⁠lia’s Land Forces​ Comm⁠ander Particip​ates in Global Land Forces C‍om‌man‌d‍e‌rs Symposium 2025 in Kigali
English News

Soma⁠lia’s Land Forces​ Comm⁠ander Particip​ates in Global Land Forces C‍om‌man‌d‍e‌rs Symposium 2025 in Kigali

October 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
NISA oo sheegtay in 7 xubnood oo Al-Shabaab ah lagu dilay howlgal ka dhacay Hiiraan
Warar

NISA oo sheegtay in 7 xubnood oo Al-Shabaab ah lagu dilay howlgal ka dhacay Hiiraan

October 21, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Somalia, Saudi Arabia in talks to strengthen transport and aviation ties
  • Lix Qof oo Lagu Xiray Rabshado Ka Dhacay Ireland
  • President Laftagar‍een I‌ns⁠p​ects Ongoin‍g Const​ruction of New President‌ial Pal⁠ace​ Buildings in South West State
  • Deput‌y P‍rime Minister con​ducts inspection visi‍t to key governmen​t Iinstitutions‍ in Mogadishu

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00